Browsing: Federaalka
Khilaafka siyaasadeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamuka Jubbaland ayaa gaaray shirka arrimaha Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Brussels…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Brussels ayaa sheegaya in wafdigii maamulka Jubbaland uu ku biiray shirka arrimaha Soomaaliya ee ka…
Wararka laga helayo magaalada Brussels ayaa sheegaya in wafdigii maamulka Jubbaland laga hor istaagay ka qeybgalka furitaanka shirka Brussels ee…
Shirkii Arrimaha Soomaaliya ee ‘Somalia Partnership Forum’ ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium.
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdonka ee NISA ayaa shaqadii ka joojiyey laba ka mida ku xigeenadii Hay’adaasi oo ahaa kuwii ugu…
Siyaasiyiin isugu jira xildhibaanno iyo Xisbiyada siyaasadeed qaarkood ayaa War-murtiyeed ka kooban 22 Qodob kasoo saaray magaalada Muqdisho.
Magaalada Brussels ee dalka Biljimka waxaa Isniinta 16-ka Bishan ka furmaya Madasha Shirka Arrimaha Soomaaliya ee Somali Partnership Forum.
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray maanta intii aanu dalka kad dhooifin wuxuu xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaashii Maxkamadaha G/Banadir…
Tiradii uu badneyd Soomaali ka kala socota qeybaha kala duwan ee dowladda Federaalka, maamul Goboleedyada, ururrada bulshada. Ganacstada iyo xubno…
Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka maamulka…
Dalka Norway ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqey inuu aqoosadey baasaboorka Soomaaliga noocyadiisa kala duwan ( Dublamaasiga, Shaqaalaha iyo…
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay garoonka magaalada Kismaayo ayaa sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland ay Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo dib uga…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan arrimaha xajka, iyadoo sheegtay in lagu socon doono qorshihii…
Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo farageliyay muranka ka taagan arrimaha Xajka, iyagoo si faahfaahsan…
Alshabaab oo shaacisay Magaca & Beesha uu kasoo jeedo mid ka mida Raggii fuliyey Weerarkii Otto Otto
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay Magaca mid ka mia raggi fuliyey weerarkii qaraxyada ku bilwoday ee lagu qaada xarunta Otto Otto…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay caasimadda Bakiin Wasiirka…
Qorshihii xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in Xajka sanadkan ay xujeyda Soomaalida helaan qiime jaban iyo shirkado kala duwan oo laga…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya, iyadoo muddo bilo ah uu xilkaasi bannaanaa, kadib markii…
