Siyaasiyiin isugu jira xildhibaanno iyo Xisbiyada siyaasadeed qaarkood ayaa War-murtiyeed ka kooban 22 Qodob kasoo saaray magaalada Muqdisho.
Qodobadaas ayaa lagu eedeynayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaabka ay shaqeyso, waxayna u badan yihiin: cambaareyn, baaq, ugu yeerid, ka cabasho iyo caddeyn, waxaana lagu soo beegay shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada Brussels ee maanta furmaya.
HOOS KA AKHRISO




![Siyaasiyiinta & Xisbiyada ka horjeeda dowladda Somalia oo Eedeyn 22 Qodob u diray Shirka Brussels [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/12/xasan-shakuur-.jpg)