Siyaasiyiin isugu jira xildhibaanno iyo Xisbiyada siyaasadeed qaarkood ayaa War-murtiyeed ka kooban 22 Qodob kasoo saaray magaalada Muqdisho.
Browsing: Horeusocod
Xildhibannada kooxda qabyo ee Baarlamaanka Federaalka ayaa dib u soo nooleysay Kutladii Hore-u-socod ee mucaaradnimada ku bilowday dowladda Soomaaliya xilli…
Xubno isugu jira xildhibaanadii la baxay Horusocod ee hore u kala tegay iyo xisbiyada Daljir, Wadajir iyo Kulan ayaa qoraal…
Xildhibaannadii la baxay Kutlada “Horusocod” ayaa dib u soo noolaaday kadib in muddo dheer aasaaskoodii kadib ay la kulmeen cambaareyn…
Xildhibaanada la baxay Madasha Horeusocod ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Nairobi ayaa la ogaaday tiradooda dhabta ah ee ay ka…
Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ka mid ahaa musharixiintii xilka madaxweynaha
Dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay inay cabasho ku gudbisay dowladda Kenya, taasoo ku saabsan xildhibaanada ka mida Baarlamaanka Federaalka ee…
Xildhibaanada Madasha la baxay HOREUSOCOD ayaa shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo shaaciyay ujeedka loo aasaasay.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qas-wadayaal ku tilmaamay Kutlad isbaheysi ah oo xildhibaano ka tirsan
