Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, isagoo magacaabay…
Browsing: Wadajir
Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka ee kala ah Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Somalia, Xisbiga Wadajir ee uu…
Dagaal hubka culus iyo midka fudud la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir, iyadoo hadda…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii Ciidamada Booliska sladhigga degmada Wadajir C/baasid…
Waxaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Wiil iyo Aabihiis oo ahaa askar magaca ciidamada Baad uga…
Xisbiga Wadajir ee uu aasaasay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa isbedel lagu sameeyay, waxaana xilkii laga qaaday guddoomiyihii xisbigaasi iyadoo…
Maamulka Puntland ayaa albaabada isugu dhufatay xarun uu xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ka furtay magaalada…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiya sida weyn ugu kacsan madaxda dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay si buuxda u…
Hoggaaminaya Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasiga C/raxmaan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam loo adeegsaday lagu qaaday saldhigga Booliska degmada Wadajir ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarun degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir lagu kala cararray kadib gaari…
Ciidamada amniga Muqdisho ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigeen horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Siyaasiyiin isugu jira xildhibaanno iyo Xisbiyada siyaasadeed qaarkood ayaa War-murtiyeed ka kooban 22 Qodob kasoo saaray magaalada Muqdisho.
Guddiga madaxa bannaan ee Doorashada ayaa sheegay inuu maanta saddex xisbi oo cusub siin doono shahaado KMG ah.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in xarigii looo geystay laba ka mida mas’uuliyiinta xisbigiisa oo uu afduub ku tilmaamay…
Xisbiga Wadajir ayaa war uu ka soo saaray xariga Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi ku sheegay inuu ahaa sharci…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dacwad ku soo oogay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Xisbiga Wadajir ee aan weli la sharciyeyn ayaa maanta shaaciyay Magacyada Taliyayaal iyo Saraakiil uu sheegay inay ka danbeyeen weerarka…
Xildhibaan C/Shakuur Cali Mire oo ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay siyaasiyiin iyo xildhibaanno adeegsaday magacyada…
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa dib ugu soo celiyey dhul uu lahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi yuusuf Axmedoo ku yaala…
