Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xisbiga C/raxmaan C/shakuur oo Dacwad ku soo oogay Xeer ilaaliyaha & Agaasimaha Madaxtooyada [Liiska saraakiisha NISA]

    Xisbiga C/raxmaan C/shakuur oo Dacwad ku soo oogay Xeer ilaaliyaha & Agaasimaha Madaxtooyada [Liiska saraakiisha NISA]

    January 10, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xisbiga Wadajir ee aan weli la sharciyeyn ayaa maanta shaaciyay Magacyada Taliyayaal iyo Saraakiil uu sheegay inay  ka danbeyeen weerarka 17-kii December 2017  lagu qaaday Guriga C/raxmaan C/shakuur oo ay sheegeen inuu yahay Xarunta Xisbiga ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

    Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Daahir Guutaale ayaa sheegay iney maanta gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ay ku eedeeyeen inuu fududeeyay weerarkii lagu dhaawacay  Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame, isla markaana ay sidoo kale xareeyeen dacwad ka dhan ah Agaasimaha Madaxtooada Somaliya Fahad yaasiin Xaaji Daahir oo isna ku eedeysan inuu lahaa abaabulka lagu soo xiray C/raxmaan C/shakuur.

    Wuxuu intaasi raaciyey magacyada Taliyeyaal uu sheegay nay hogaaminayeeny Weerarka oo kala ah:

    1- C/Qaadir Maxamed Nuur Jaamac – Kusimaha Agaasimaha Nabadsugidda Soomaliya.

    2- Saadaq Cumar Xasan – Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banaadir

    3 – C/Xakiin Nuur Ciise – Sarkaal NISA u qaabilsan arrimaha dibadda

    4-  Yaasiin Ganeey iyo Faarax Maxamuud Qaaroole oo ka tirsan Saraakiisha NISA .

     

    Dacwadda iyo eedeynta taageerayaasha C/raxmaan C/shakuur ayaa u muuqata inay jawaab u tahay dacwada weli ku socota C/raxmaan C/shakuur ee keentay xayiraad laga saaro safarka, iyadoo aan la ogeyn caddeynta ay u heli karaan arrimahan.

    C/raxmaan C/shakuur ayaa hore u sheegay inuu xubnahan iyo madaxda dowladda ka dacweyn doono dalalka ay dhalashada ka heystaan.

    Axmed Cali Daahir C/axmaan C/shakuur Fahad Yaasiin Top Wadajir Xeer ilaalinta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Boqorka Beelaha Daarood oo Hadiyad dhaqameed kusoo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo
    Next Article AKHRISO: Liiska Madaxda & Saraakiisha lagu dacweeyay Weerarkii Guriga C/raxmaan C/shakuur

    Related Posts

    Halyeeyadii hore ee Afrika oo Galabta Wacdarro ka dhigay Stadium Muqdisho iyo darsan Goolal ah

    May 27, 2025

    Maamulka gobolka Banaadir oo jawaab culus u diray Siyaasiyiinta mucaaradka

    May 27, 2025

    Sheekh Shariif oo Madaxda Dowladda Somaliya ku eedeeyay xaalad ka taagan Degmo ka tirsan Muqdisho

    May 27, 2025

    Caasimadda Muqdisho oo maanta lagu soo dhoweeyay Ciyaartoy Afrikaan heer caalami ah

    May 27, 2025

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir iyo Taariikhdiisa oo kooban

    December 10, 2024

    Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Sarkaal ka mida Ciidamada oo u shaqeynayay Alshabaab iyo..

    November 7, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo