Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»DAAWO: Xujeydii ugu horeyay ee Soomaali ah oo u dhoofay Sacuudiga iyo Shirkad cusub oo qaaday

    DAAWO: Xujeydii ugu horeyay ee Soomaali ah oo u dhoofay Sacuudiga iyo Shirkad cusub oo qaaday

    August 1, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xujeydii ugu horeysay ee Soomaali ah ayaa maanta u socdaalay gudashada waajibaadka xajka, iyagoo ka dhoofay magaalada Hargeysa.

    ilaa 70 Xaaji ayaa shirkadda Ocean Airlines ay ka qaaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargeysa, iyagoo noqonaya xujeydii ugu horeysay Soomaalida ee sanadkan ka dhoofa dalka, kadib muran dheer oo ka dhashay hab maamuuska Xajka oo xukuumadda Soomaaliya iyo shirkadda Jubba Airways dhex maray.

    Xujeyda maanta ka dhooftay magaalada Hargeysa ayaa la sheegay inay toos u tegayaan magaalada Medina, halka markii hore la geyn jiray magaalada Jiddah, kadibna ay safar dhulka ah geli jireen, waxaana shirkadda Ocean oo sanadkan ku cusub qaadista xujeyda ay sheegtay inay adeeg heer sare ay u diyaarisay xujeyda ay mas’uulka ka tahay iyadoo ku qaaday lacagtii xukuumadda Soomaaliya ay u qoondeysay ee ahayd $3300.

    Shirkadda Ocean waxay sheegtay in Hotelo casri ah ay degi doonaan hoteelada, isla markaana ay heli doonaan adeeg hufan, waxaana diyaaradda qaaday xujeyd ay sidatay magaca shirkadda Airarabia oo ah shirkad caalami ah oo qiime hoose lagu raaco oo xarunteedu tahay Sharjah, Imaaradka Carabta, taasoo u muuqata inay heshiis la gashay Ocean Airlines.

    Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Soomaaliland Khaliil C/llaahi Axmed iyo Guddoomiyaha Shirkada Ocean Airline Cabdiqani Maxamuud Cali ayaa sagootiyey xujeydii maanta ka dhooftay Garoonka Hargeysa.

    HOOS KA DAAWO

    https://youtu.be/ZZkTvrg8rTQ

    Ocean Airline Xajka Xaramka Xujey ka dhoofay Hargeysa
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaare Kheyre oo Magaalada Garowe kula kulmay Senator C/raxmaan Faroole [Sawirro]
    Next Article Guddiga Awqaafta & Arrimaha Diinta Baarlamaanka oo War kasoo saaray xaaladda Xajka Sanadkan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo