Browsing: Federaalka
Maamul Goboleedkii ugu horeeyay ayaa ka hadlay heshiiska is afgarad ee ay gaareen madaxda dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kula kulmay wasiirka arrimaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Hague u gudbisay jawaabta dacwadii muranka Xuduudka Badda ee kala dhaxeysa Kenya.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ u gudbineysa jawaabta dacwad ay Kenya u gudbisay Maxkamadda sidii ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku jirta maalintii ugu danbeysay ee loo qabtay inay gudbiso jawaab ku saabsan kiiska dacwadda Badda Kenya…
Waxaa si weyn loo qaadaa-dhigay hadal uu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ka jeediyay Telefishanka Itoobiya markii uu ku laabtay dalkiisa kadib…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya…
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si weyn u difaacay heshiiska is-afgaradka ay ee ay Muqdisho ku gaareen…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Dr Abyi Axmed ayaa laga soo xigtay markii uu ku laabtay dalkiisa kadib booqashadii Muqdisho inuu sheegay…
Kadib booqashadii saacadaha qaadatay ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku tegay magaalada Muqdisho Sabtidii 16-ka June waxaa soo if baxay sida…
Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay fursado uu sheegay inay ku jiraan…
Kadib booqashadii aan hore loo sii shaacin ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku yimid magaalada Muqdisho 16-ka June 2018,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hadal qoraal ah ka jeediyay shirkii sharaa’id ee ay wadajirka u qabteen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya…
Kadib saacado ay ku jireen kulan albaabada u xiran yahay, ayay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Itoobiya…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo booqasho maalin ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
AKHRISO: War-Murtiyeed wadajir ah oo ay soo saareen Madaxweyne Farmajo & Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya aya soo saaray war-murtiyeed wadajir ah, kadib socdaal rasmi ah oo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo bandhigay aragtidiisa ah in bog cusub u furmo xiriirka labada dal…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad ah mid gebi ahaan xiran oo aan lahayn wax dhaqdhaqaaq ah, iyadoo wadooyinka iyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa booqasho aan la shaacin ku yimid maanta magaalada Muqdisho xilli magaalada ay bandow ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay…
