Browsing: Federaalka
Dalal kale oo islaam ah a ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo Jimce ah ay tahay ciidul fitri, kadib soonkii…
Ra’iisul wasaaraha XukuumaddaXasan Cali Kheyre ayaau magacaabay guddi heer Qaran ah oo ka kooban Toban Xubnood, kuwaasoo loo xil saaray…
Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya ayaa u codeeyay dalka Maroco inuu marti geliyo koobka Aduunka ee K/cagta sanadka 2026, iyadoo la…
Waaxda Arimaha dibadda dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniin ku socota muwaaddiniinteeda oo loogu sheegay inay u safrin Soomaaliya.
Alshabaab aya shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii isku miidaamiyey saldhigga Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo,…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha xildhibaannada Hore-u-socod ayaa ka digay lacagaha cusub ee dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuuker Ducaale Islow ayaa heshiis la saxiixday Q/Midoobay, kaasoo dib loogu dhisayo ciidamada…
Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Shan xisbi siyaasadeed oo cusub siiyey shahaadooyin diiwaangelin KMG ah xaflad ka dhacday…
Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Manhajka mideysan ee dugsiyada hoose ee dalka, kadib muddo 27 sano ah…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib u celiyey ciidamo ka tirsan kuwa maamulkiisa iyo milateriga dowladda Soomaaliya isagoo maanta…
Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo loo soo wakiishay guddoomiye urur…
Waxaa la helay muuqaalka askarigii Mareykanka ee kooxda Alshabaab ay ku dileen Jimcihii weerarkii ay ku qaadeen degaanka Baar-Sanguuni gobolka…
Wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa soo badhigtay muuqaalka lacagta Shilin Soomaaliya ee la filayo inay dowladda Soomaaliya soo daabacdo.
Dowladda Turkiga ayaa wadankeeda tababar ugu soo gabagabeysay saraakiil iyo saraakiil xigeen oo Soomaali ah, kuwaasi oo in muddo ah…
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa shaciyey inuu saddex ciyaaryahan u diray dalka Ruushka, iyadoo u daawasho tegay ciyaaraha kubadda cagta…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa ka tacsiyeeyay askari Maraykan ah oo lagu diley weerar ka dhacay meel u dhow degmada Jamaame ee…
Askari Mareykan ah ayaa lagu dilay iyo ugu yaraan laba askari kale oo Soomaali ah, waxaana lagu dhaawacay afar askari…
Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday ciidamo huwan ah oo isugu jiray ciidamada Jubbaland, kuwa AMISOM ee Itoobiya iyo ciidamo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war cad kasoo saartay weerarkii Bishii Hoe ka dhacay degaanka Macalinka ee duleedka Afgooye…
Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa isku raacay qaab ay u qeybsadeen Kheyraadka Dabiicidga ah ee dalka, heshiiskaas oo…
