Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey shirkii dhowaan lagu qabtay magaalada…
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan…
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa noqotay kooxda hubeysan ee kaliya oo…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay magaalada Garowe kadib markii uu ka qeyb galay shirkii…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida aya soo faragelisay isku dhacyada iyo dagaallada sida joogtada ah u dhex mara ciidamada ka wada…
Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirkii Amniga Qaran ee magaalada Baydhaba uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa…
DEGDEG: Alshabab oo Weerar culus ku qaaday Kolonyo & Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle oo la dilay…
Wararka laga helayo Gobolka SH/Dhexe ayaa sheegay sheegaya in kooxda Alsahbaab ay weerar culus ku qaadya kolonyo galbineysay mas’uuliyin iyo…
Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabab waxay dileen madax iyo ciidan, halka kuwo kale ay dib u laabtaan…
Waxaaa maalintii labaad galay Shirka Golaha amniga Qaranka ee Magaalada Baydhbo uga socda madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka.
Hay’adda Iftin Foundation ayaa soo daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii 2017-kii ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka, taas oo ah…
Puntland ayaa si weyn uga hor timid oo lacag gaareysa Hal milyan Doolar ah oo Guddiga Gurmadka fatahaadda dowladda federalka…
Xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka ugu jira beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) ayaa si buuxda u taageeray dagaalka ay Puntland…
Ururka xasaradaha adduunka ee ICG ayaa ka digay in khliaafka weyn ee u dhexeeya dowladaha khaliijka Carabta uu halis ku…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay…
Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Hal Milyan oo Doolar ugu deeqday Gurmadka Duufaanadii ka dhacay degaanada Somaliland.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta khudbad ka jeediyay shirka Gudiga Amniga Qaranka ee ka furmey magaalada…
SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirkii Golaha Amniga Qaran [Mas’uul cusub oo ka dhex muuqday]
Shirkii Golaha Amniga Qaran ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhaba, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa…
Saxafiyiinta ka howlgasha magaalada Baydhabo ayaa laga hor istaagay shirka Amniga oo ka furmay magaalada iyadoo ciidamada amniga ay u…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba ka furay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay isugu yimaadeen Madaxda dowladda Federalka iyo Madaxda…
