Browsing: Federaalka
Mid ka mida Diblomaasiyiintii ugu waaweyneyd Soomaaliya ayaa ku geeriyooday 13 Maajo, 2018 ku geeriyooday magaalada New york, isagoo Soomaaliya u…
Amiirka Dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa ayaa maanta Duhurtii xaruntiisa magaalada Doha ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Puntland ahna guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa weerar ku qaaday hab-dhqanka dowladda Federaalka…
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Guddoomiyaha Guddiga Dib eegista Dastuurka Labada Gole Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa…
Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu…
Shanta Madaxweyne ee Maamul Goboleedyada dalka ayaa gaaray Magaalada Baydhabooo shir uga furmayo maalinta Berri ah.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba aya sheegaya inay halkaasi gaareen qaar ka mida madaxda maamul goboleedyada, iyadoo qaar kale ay…
Shirweynaha dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqidsho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka duulay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Qatar.
Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmaya Magaalada Muqdisho.
Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa ku sii jeeda maanta magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Haweeney ka mid ahayd shaqaalaha Madaxtooyada Puntland ayaa shaacisay in shaqadii maanta looga eryay taageerada Dowladda Federaalka Soomaalya.
Boggii uu barta caanka ee Twitter-ka ku lahaa xoghayaha guud ee ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa xildhibaanno ka mida Baarlamaanka ku eedeeyay inay…
Taliska iyo ciidamada Mareykanka Afrika ee AFRICOM ayaa War Cad kasoo saaray weerarkii ay wadajirka u fuliyeen Ciidamada Soomaalida iyo…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu qaadacay shir ku saabsan arrimaha dastuurka oo dhowaan ka furmi doona magaalada Muqdisho.
Ciidamada milateriga Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo Saanad loo waday kooxda Alshabaab ee fadhigoodu yahay…
Maamulka Puntland ayaa joojiyey shir lagu waday inuu xhlay ka dhaco Hotel ku yaalla magaalada Garowe oo lagu magacaabo New…
