Browsing: Federaalka
Abaanduullaha Ciidamadaa Xoogga Dalka Jen. C/llaahi Cali (Caanood) ayaa sheegay in weerarkii ay wadajirka u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka…
Dowlada Qadar ayaa cambaareysay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh/Hoose.
Lacago ka badan 24 Milyan oo Dollar ayaa dawladda Soomaaliya uga lunta shirkadaha Qandaraaska ka haysta Qaramada Midoobay oo baal…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kashifay sababtii loo dhisay Aqalak Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo ujeedkii ay Puntland…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan…
Kadib booqasho rasmi ah oo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku tegay Kenya iyo wadahadal dhex maray madaxweynaha Kenya ayay…
Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay kiiskii is-xambaarka ee uu ku lug lahaa wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si aan hore loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Hay’adda Gargaarka boqor Salmaanka Sucuudiga, iyagoo wada mashruuc gargaar oo ay ka fuliyaan…
Taliyaha Ciidamada Uganda ee Qeybta koowaad ee AMISOM Gen. Paul Lokech ayaa ka digay qorshaha UN-ku dejiyay ee lagu dhimayo…
Waa markii ugu horraysay oo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax warkiisa si rasmi ah loo maqlo tan iyo markii tobon bilood ka…
Dukumentiyo la helay ayaa sheegaya in dowladda federaalka ah ay heshiis la gashay shirkadda AMOSC oo fadhigeedu yahay dalka Qubrus…
Shirkii Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhowaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa la sheegay inay ka…
Dowladda Itoobiya ayaa qaaday tallaabo ay madaxweynaha maamulka Jubbaland kula kulansiiyey C/kariin Qalbi dhagax oo dowladda Soomaaliya ay u gacan…
Wasaarada Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyada Sare ee sanad-dusgiyeedka 2017-2018.
Maamul Goboleedyada Dalka ayaa guddi ay u dhan yihiin oo wadjir ah u soo magacaabay fulinta heshiiska Qeybsiga dalka oo…
Warbixin laga qoray joogitaanka Milateriga Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saldhigga Balidoogle ee Gobolka Sh/hoose oo hore u…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee iska xaadiriya magaalada Adis ababa ee…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo si weyn ugu kacsan dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo ayaa mar kale weerar…
