Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»KASHIFAAD: Wasiir Maareeye oo Tahriibayaal ka badan 30 Qof ku geeyay Turkiga magaca Ganacsato [Xasaasi]

    KASHIFAAD: Wasiir Maareeye oo Tahriibayaal ka badan 30 Qof ku geeyay Turkiga magaca Ganacsato [Xasaasi]

    May 6, 2018Updated:March 21, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhowaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa la sheegay inay ka dhacday fadeexad ku saabsan tabriibayaal Soomaaliya oo lacag looga qaatay in la geeyo Turkiga.

    Xogta ay heshay Wadani.net ayaa sheegeysa in wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) uu ka qeybglayaasha shirkaasi ku daray in ku dhow 30 qof oo tahriibayaal ahaa, kuwaasoo lagu waday magaca ganacsato ka qeyb galeysa shirka.

    Sida ay xaqiijineyso xogta laga helay magaalada Istanbuul Wasiir Maareeye ayaa mid waliba oo tahriibayaasha ka mida ka qaatay lacag dhan 6000 Doolar, waxaana markii la geeyay Turkiga ay u sii gudbeen magaalooyin kale si ay u sii wataan tahriibka ay ku doonayeen inay ku galaan Yurub.

    Arrintan ayaa la sheegay inay la socdeen madaxda Rugta Ganacsiga & Warshadaha oo uu hoggaamiyo C/kariin Gabeyre, waxaana dhacday in shirka Ganacsiga Turkiga iyo Soomaaliya aysan kasoo qeyb gelin ganacsato badan oo Turki ah, shirka oo dhamina uu socday muddo 4 saacadooda ah.

    Ra’iisal wasaare Kheyre oo Turkiga soo maray kadib markii uu ka soo laabtay dalka Belguim ayaa loo diyaariyey dad Soomaaliyeed oo uu khudbad u jeediyay, waxayna arrintani noqotay mid ka mida fadeexadaha ay ku kacaan Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.

    Wasiir Maareeye oo dhowaan xilka uga fariisiyey agaasimihii wasaaradaasi inuu musuq ku kacay ayaa u muuqda in qaaday geesinimadii ugu weyneyd oo uu ku takri falay awoodii wasaaradaasi, waana tiradii ugu badneyd ee wasiir uu mar qura  dad intaas la eg tahriibiyo kuna qaato dhaqaale.

    DAAWO SAWIRRO: Shirkii Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmay magaalada Istanbuul

    Ganacsato Maareeye Tahriibayaal Top Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo weerar Gaadmo ku qaaday Ciidamada dowladda & Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo…
    Next Article DAAWO: Dadka Faransiiska oo ka carooday hadal ka soo yeeray Madaxweyne Trump & Jawaab kulul oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo