Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»C/weli Gaas oo kashifay dantii ay Puntland ee Aqalka Sare, Weerarna ku qaaday C/raxman Farole & Cumar C/rashiid [Dhageyso]

    C/weli Gaas oo kashifay dantii ay Puntland ee Aqalka Sare, Weerarna ku qaaday C/raxman Farole & Cumar C/rashiid [Dhageyso]

    May 8, 2018Updated:May 8, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa kashifay sababtii loo dhisay Aqalak Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo ujeedkii ay Puntland ka lahayd oo dagaal u gashay inay xubno dheeraad ah ka hesho.

    Wuxuu Gaas eedeyn kulul u jeediyay Xildhibaanada Aqalka sare ee federaalka ee kasoo jeeda oo uu sheegay inay ka soo bixi waayeen waajibkii ka saarnaa inay ka dhex difaacaan danaha Puntland gudaha Aqalka Sare sida uu yiri qaarkoodna ay ka hor yimaadeen horumarka Puntland.

    Madaxweyne Gaas oo khudbad dheer ka jeedinayey shir kusabasan arrimaaha dastuurka Federaalka oo ka dhacaya magaalada Garowe, ayuu sheegay in Puntland ay dagaal weyn gelisay sidii loo dhisi lahaa Aqalka sare laakiin aysan waxba ka faa’iidin, wuxuuna is weydiiyay halkii ay ku danbeeyeen xubno uu so hadal qaaday C/raxmaan Faroole iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo Puntland u dirsatay Aqalka Sare.

    “Anagaa qasab ka dhignay in la dhiso Aqalka sare iyadoo la rabin, laakiin hadda waxba nama tarin, wax hadda uu na taray oo noo soo kordhiyay ma jirto, dagaal baan ku galnay dowlad goboleedyada oo 11 xubnood aan ku yeelana, waxaan geysanay Madaxweynayaashii, Ra’isul wasaarayaashii, Cabdiraxmaan Faroole iyo cumar Cabirashiid si ay wax nooga soo dhiciyaan, ma taqaaniin meel ay jiraan ma warqabtaan, ma hayno…” ayuu yiri C/weli Gaas oo baafiyey Faroole iyo Cumar C/rashiid.

    Madaxweynaha Puntland wuxuu sii raaciyay “Waad dhagaysanayseen markii doodu socotay danihii Puntland ayaa qaar badan ka soo horjeedeen, Idaacadaha ma ka dhageysanayseen, waxay lahaayeen Puntland maalgalinteeda raali kama nihin, kuwaas anaa gacanteysa ku qoray… laakiin hadda waxba oran maayo, markii ay Puntland ku soo laabtaan ayaan sheegi doonnaa” .

    DHAGEYSO KHUDBAD DHEER

    https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/05/Madaxweynaha-Puntland-Cabdiwali-Maxamed-Cali-Gaas-.mp3
    Aqalka sare C/raxmaan Faroole C/weli Gaas Cuamr C/rashiid Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddi Q/Midoobay u qaabilsan Cunaqabataynta Hubka oo la kulmay Ra’iisal Wasaaraha & Codsi uu hordhigay [Akhriso]
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo Sanad kasta lagala baxsado Canshuur ka badan 24 Milyan Doolar [Dhageyso Xogta]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo