Browsing: C/raxmaan Faroole
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke iyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka wada tirsanaa…
Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaannada Baaralmaankii 10-aad ayaa si aan hore loo arag ugu jawaabay Senator C/raxmaan Faroole…
Senator C/raxmaan Maxamed Faroole oo madaxweyne ka soo noqday Puntland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda dalka iyo wadahaladda Doorashada ee…
Labada Senator ee C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo C/risaaq Cismaan Jurrile ayaa Qoraal wadajir ah oo loogu talogalay Beesha Caalamka…
Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka hor yimid go’aanka Baarlamaanka Federaalka ku…
Waxaa magaalada Garowe shir jaraa’id ku qabtay Madaxweynayaashii hore ee dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud (Faroole) iyo C/weli Maxamed Cali…
Musharaxa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ee ka mida garabka muraaaradka C/naasir Seeraar ayaa digniin u jeediyey xildhibaannada iyo Senatoorada Kismaayo…
Senaror Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole, horena u soo ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa kashifay faragelintii ay Madaxtooyada Soomaaliya ku…
Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga magaalada Garowe ayaa kulan Gurigiisa kula yeeshay Senator…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kashifay sababtii loo dhisay Aqalak Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo ujeedkii ay Puntland…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa dingiin u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka iyo Wasiirka…
C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Wararka laga helayo guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu C/raxmaan Maxamed Faroole iska casilay Guddiga Dastuurka.
Loolankii adkaa ee Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu kala baxay.
Laba ka xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ku loolamaya xilka guddiga muhiimk ah ee dib u eegista Dastuurka oo ka kooban…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa codkiisa ku biiriyay baaqyada lagu dalbanayo in la ansixiyo xukuuamadda cusub ee Ra’iisal wasaare Xasan…
C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ku laabtay magaalada Garowe ayaa ceebeeyay madaxda maamul goboleedyada dalka.
Magaalada Garowe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo Muqdisho ka tegay markii uu…
