C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu u tanaasulay inuu yareeyo musharaxiinta tartameysa, isla markaana doonaya isbedel. Wuxuu eedeeyay madashii Qaranka iyo…
Browsing: C/raxmaan Faroole
Musharaxa C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Musharaxa xilka madaxweynaha, kana tirsan Aqalka Sare C/raxmaan Faroole ayaa war ka digniin kasoo saaray faragelinta lagu hayo doorashada Soomaaliya. Wuxuu…
Kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha iyo Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole oo…
C/raxmaan Maxamed Faroole oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kana tirsan aqalka sare ayaa sheegay in caasimadda ay…
Senator Muuse Suudi Yalxow oo ka mida xildhibaanada Aqalka Sare ayaa jawaab gaaban siiyay C/raxmaan Faroole oo ay ka wada…
Maamulka Gobolka Banaadirayaa soo qabanqaabiyay xaflad soo dhoweyn ah oo ay u sameeyeen madaxweynihii hore ee Puntland, ahna xildhibaan ka…
Maxamed C/raxmaan Maxamed (Faroole oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Muqdisho tegay kadib muddo ka badan 25 sano…
Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole waa mudane ka tirsan aqalka sare, 21-kii bishan ayuu yimid Muqdisho, dadkoo dhami waxaa ay sugayeen…
Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho, isagoo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cadde ee caasimadda.
Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Musharax madaxweyne C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshihiisa musharaxnimo ee Doorashada Soomaaliya iyo…
Kulamo xiriir ah oo magaalada Kambala ay ku yeesheen labada musharax ee Shariif Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Faroole ayay ku…
Musharixiin u taagan xilka madaxweynaha ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda ka soo saaray baaq ka kooban 6 qodob oo…
Mushariixinta madaxweyne ee Shariif Sheekh Axmed, C/raxmaan Faroole iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan gaara oo ay ku yeesheen…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka duulay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland isagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dib dhigtay dhowr jeer inuu yimaado magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa afka furtay isagoo doorashada Soomaaliya ku tilmaamay mid musuq iyo handadaad lagu maamulay…
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Faroole, kana mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay colaada…
Madaxweynihii hore ee Puntland, haddana ka mida xildhibaanada cusub ee Aqalka Sare ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu yimaado magaalada…
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanada Aqalka sare ee Puntland.
