C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magaalada Garowe ka sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin doorasho dadban balse ay socoto kororsiimo…
Browsing: C/raxmaan Faroole
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha musharixiinta Doorashada xilka madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay lagu arkay…
Madaxweynihii hore ee Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa 4tii sano ee Xasan…
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ah musharixii ugu horeeyay ee shaaciya inuu u tartamayo xilka madaxaweynaha
Warar laga soo xigtay saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegaya in qaar ka mida musharaxiinta jagada madaxweynaha
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar muddooyinkan la isla dhex marayay oo ku saabsan in munaasabadda 18-ka May ee xuska…
Waxaa dhowaan Magaalada Jabuuti kulan xasaasi ah ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee…
Madaxweynihii hore Puntland oo shaaciyay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynaha Somaliya C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa bilaabay ololihiisa…
Madaxwaynihii hore Puntland C/raxmaan Faroole oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu yahay…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamuud Faroole ayaa mar kale daadafeeyay madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu Xamar ku heysto bililiqo,…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa faahfaahin ka bixiyay wadahadalkii ay la yeesheen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid…
Ra’isal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashid oo ku sugan magaalada Garowe, dadaalna ugu jira isku day kale oo Puntland looga…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ark oo shalay tegay magaalada Garowe ayaa lagu kulamo la leh madaxda maamulka Puntland…
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa la sheegay inuu dhaqdhaqaaq weyn ka wado magaalada Garowe ee xarunta…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh isagoo sheegay inuu diidana federaalka…
Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hore culeys weyn ugu ahaa madaxweynaha talada haya ee C/weli Gaas ayaa maanta shir…
Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. C/raxmaan Sheieh Maxamud Faroole ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe ee xarunta Puntland…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay safar uu ku joogo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland oo…
