Madaxweynihii hore Puntland oo shaaciyay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynaha Somaliya C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa bilaabay ololihiisa musharaxnimo isagoo farriintiisii koowaad oo uu soo duubay soo dhigay Youtube-la.
C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in qaabka loo xulayo Baarlamaanka Soo socda aanu noqon sidii dhacday sanadkii 2012 oo ay soo xuleen 135-ta oday dhaqameed, wuxuuna ku taliyay inaysan wax gacan ah ku yeelan siyaasiyiin damac leh.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO
Wadani.com

![Faroole oo bilaabay ololihiisa musharaxa Madaxweyne [Daawo Fariintiisa Koowaad]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/04/Faroolemusharax.jpg)