Browsing: Federaalka
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Qalab isugu jira Gaadiid, Saanad Milateri iyo agab kale oo culus bilowday inay rarto magaalada Muqdisho,…
Saldhiga milateriga ee Turkiga magaalada Muqdisho ayaa qaadanaya saraakiil iyo leyli-sarkaal loo tababarrayo ciidamada xoogga dalka, iyadoo lasoo bandhigay shuruudaha…
Wasiirada Warfaafinta maamul Goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa ka hor yimid shir ay qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta oo maanta ka…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa beeniyay inuu jiro wax heshiis ah ama is faham oo…
Taliska ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasm ah ula wareegtay Ciidamadii ay tababarreen Imaaraadka, saldhiggii Jen.…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus u diray Xukuumadda Soomaaliya iyo maamul Goboleeyada dalka ka jira.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka. ahna ku simaha Guddoomiyaha Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa kashifay xog ku saabsan dastuurka KMG…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay inuu jiro heshiis ay dowladda Imaaraadka la gashay dowladihii Soomaaliya.
Waxaa mar kale sii xoogeystay dagaal warbaahineed oo ay Imaaraadka Carabta ku heyso dowladda Qatar iyo doorkeeda Soomaaliya, iyadoo sidoo…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa dowlada Soomaaliya uga qeyb galay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar culus ku qaaday culimada Soomaaliyeed ee ka digtay…
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu ansixiyo maanta safiiro dhowr ah oo la…
Agaasimihii Madaxtooyada ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab kasoo saaray war uu shaaciyey Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Imaaraadka Anwar…
Iimaaraadka carabta oo cilaaqaadka kala dhaxeeya dawladda Soomaaliya uu sii darsanayey ayaa markii ugu horreeyey ka hadlay halka uu ka…
Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Cabdi Sheekh Axmed ayaa shaaciyey in shaqadii laga joojiyey shirkadii SONIC ee maamul jiray astaanta internetk-ka…
Wasiiru dowlaha dalka Imaaraadka Carabta ayaa kashifay in heshiiska Imaaradka ee Dekadda Berbera ay ogaaleen, waxna ka ogaayeen heshiiska ay…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuuumadda Soomaaliya oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inuu u sharxan yahay xilka Guddoomiyaha…
Ciidamo gaaraya 145 oo Boolis ah, kana socda Dalka Sierra Leone ayaa shalay soo gaaray Soomaaliya, iyagoo ku soo jeeda…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay casuumaa u soo dirtay qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiry dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi.
