Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Culus ku qaaday Culimada ka digtay Bandhig faneedyada Anshax darrada ah [Akhriso]

    Xildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Culus ku qaaday Culimada ka digtay Bandhig faneedyada Anshax darrada ah [Akhriso]

    April 19, 2018Updated:April 19, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar culus ku qaaday culimada Soomaaliyeed ee ka digtay Bandhig Faneedyada anshax darrada ah ee laga qabanqaabinayo magaalada Muqdisho.

    Xildhibaanka ayaa is weydiiyay in Wadaaddau ay waayeen wax ka muuhiimsan sida uu yiri “LUG LA BANNEEYO” oo ay ka hadlaan?!, wuxuuna ku eedeeyay Culimada inaysan lahayn Ardo ama Xer ku xiran oo Diinta uu baro oo aysan oogin Masaajid, Mowlac ama xitaa Dugsi Qur’aan caruurta wax lagu baro.

    Xildhibaanka oo ka mida kooxda Damjadiid oo koox diimeed ah ayaa Culimada hay’ada Culimada ku sheegay inay degan yihiin Hoteelada, kirada qolka iyo cuntada ay Dowladu ka bixiso, isal maraana xafladaha Madaxda Dowladu yimaadaana ka khudbeeya oo ka duceeyaan.

    “In ay maanta kasoo saaraan “FATWO” gabar fannaanad ah oo dalka timid iyaga oo ku andacoonaya “WAXAA NALOO SHEEGAY IN AY HEESI DOONTO IYADA OO LUG QAAWAN malla waydiiyay: – Cidda u sheegtay in gabadhu isqaawin doonto!..” ayuu yiri Mahad Salaad oo farriin yaab leh soo dhigay baraha bulshada.

    Wuxuu dhinac kale ku eedeeyay culimada inay ka hadli la’ yihiin una sixi la’yihiin qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee maalin waliba ay geysanayaan ardaydii ay iyagu wax soo bareen ee sida qaloocan diinta uga fahmay!

    Waan xildhibaankii labaad ee taageera fanka anshax darrada ku dhisan, waxaana qoraalkiisa ku jira arrimo ka fog xaqiiqada, iyadoo culimada arrintan ka hadashay qaarkood qaraxyo loo dhigay, qaar kalena ehelkooda ku waayeen falalka Alshabaab, iyadoo ah kuwa ugu darran ee ka horjeeda Alshabaab.

    Bandhig Faneed Culimada Fanka Kiin Jaamac Xildhibaan Mahad Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Guddoomiye Cirro Afka furtay: “Muuse Biixi waa inuu is casilaa..” [Wareysigii Wasiirka Imaaraadka oo qarxiyey xiisad]
    Next Article Wiil Soomaali ah oo noqday qofkii ugu Da’da yaraa ee Shahaadada PhD ka qaata Jaamacaddaha dalka Philippines [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo