Browsing: Federaalka
Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay heshiis shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka kula wareegtay maamulka dekadda…
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira ayaa ku ammaanay Dowladda Mareykanka taageerrada…
Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan…
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo maalmo ka hor xilka la wareegay ayaa ayaa…
Senator Mareykan ah oo magaalada Muqdisho booqday, isla markaana la kulmay madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay kalsooni…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddi u saartay shilkii dhex maray ciidamada AMISOM iyo kuwa NISA ee lagu dilay saddex ka mida…
Dowladda Uganda ayaa si weyn u difaacday rasaastii ay fureen ciidamada ka mida AMISOM oo habeenkii Jimcaha 23-ka Bishan ee…
Hay’adaha socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa tababar dibadeed u qaaday saraakiil ka tirsan Hay’addaasi oo gaaray lix sarkaal, kuwaasoo maanta…
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dardaar weriyay xaaladda dalka ku jiro xilligan iyo halka ay mareyso…
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay…
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kooban oo ay ka soo saareen shilkii ka dhacay Koontaroolka ciidamada NISA…
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta ku kacsan dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wax…
Warbixin hordhac ah oo laga qoray shilkii iska hor imaadka ahaa ee dhex maray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo ilaalada…
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay.
Waxaa maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ehelada askari ka tirsan ciidamada NISA ee dowladda Soomaaliya oo xalay ay toogasho…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ku hanjabay inuu ka tegayo dowladda Soomaaliya haddii ay dhacdo in wadahadalka lala furayo…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu ayaa kulamo kala gaara Muqdisho kula yeeshay caawa madaxda dowladda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa booqday xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga Soomaaliya oo ay…
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ka keenay in Soomaaliya ay sanadkii…
Soomaaliya ayaa mar kale kaalinta koowaad ka gashay liiska dalalka ugu musuqa badan dunida ee aan waxba laga qaban madaxda…
