Browsing: Federaalka
Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa ka qey qeygalay dhoolatus ay wadajir u qabteen Dalalka kulaala Badweenta India iyo Taliska Ciidamada Mareykanka…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle sare G/sare C/Naasir Xoosh Maxamed oo ahaa…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi…
Waxaa maanta xilka agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka ee NISA loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen oo ka tirsanaa xukuuumadda Soomaaliya…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa soo magacaabeen taliyaasha cusub ee Booliska, Nabadsugidda…
Ku-simihii agaasimaha hay’adda NISA ayaa xabsi guri ku jira, iyadoo hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka laga xayiray dhaqaalihii ay ka heli…
Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa booqasho ku imaan doona Soomaaliya, socdaal uu ku marayo Afrika.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yarisow) ayaa dhul ku yaalla degmada Wadajir, gaar ahaan degaanka Jasiira ku wareejiyay Ciidanka…
Taliyaha Ciidanka ciidamada Xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa jawaab dignin ah oo ad u kulul u diray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdiso ayaa sheegaya in Diyaarad hub sida ay Jimcihii shalay shalay kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Aadan…
Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mida Dadka ku jira xeryaha Qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta tahriibiyeyaasha…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhacaya doorashada kursi ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Dowladda Qatar ayaa wafdi khubaro ah u soo dirtay Soomaaliya si ay qiimeyn ugu sameeyaan mashaariic dhisme oo ay ka…
Sii-hayaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Baydhabo.
Kulan adag ayaa dhex maray Ganacstada magaalada Muqdisho oo ka gadoodsan canshuur ay ku soo rogtay xukuumadda Soomaaliya iyo xubno…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam shaaciyey inuu ku biiray wadahadalka magaalada Nairobi uga socda dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.
Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare) ayaa kashifay qodob halis ah oo ku jira heshiiskii qeybsiga kheyraadka…
Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Shacabka, horena u soo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda…
Ujeedka weerarkii saf-mareenkii ahaa ee ciidamada dowladda oo gacan ka helaya AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen shalay degaano…
Taleefishinka caanka ah CNN, fadhigiisuna yahay dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay barnaamij maqal iyo muuqaal oo ku sabasna sida lacagaha…
