Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb geli doona shirka dowladda…
Shirkadda nadaafadda Magaalada Muqdisho ee ECCO ayaa soo dhex gashay dood ka taagan dhul dan guud ah oo laga siiyay…
Shir kale ayaa dhowaan magaalada Muqdisho uga furmaya Madaxda dowladda Federaalka kuwa maamul Gobaleedyada, kaasoo fumi doona 6-da Bishan Febraayo.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa bilaabay diyaarinta Mooshin cusub oo ka dhan ah dowladda Imaaraadka.
Dowlada Itoobiya ayaa ciidamo gaara u tababartay maamulka Jubaland ee Soomaaliya, iyagoo tababarka loogu soo gabagabeeyyay magaalada Kismaayo.
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa shir uga furmayaa Magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayo wixii ka fulay heshiisyadii…
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay inay Soomaaliya kala baxeyso tababareyal ciidan oo ka joogay Soomaaliya, kana mid ahaa howgalka Midowga Yurub…
Magacaabista taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabaddugidda ayaa dib u dhacday, iyadoo la filayay in maanta la ay ansixiyaan Golaha Wasiirada…
Taliyaha cusub ee Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala ayaa xilka taliyaha kala wareegay taliyihii hore ee Ciidanka AMISOM Jen.…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diyaargarowga doorashada kuraas ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ayaa la sheegay inuu dalbaday in laga bedelo mid ka mida guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir…
Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod ee Xildhibaano ka tirsan labada Gole ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku dalbadeen…
Dowladda soomaaliya ayaa xoojisay ololaha diblomaasiyadeed ee ay ku dooneyso in xilka fulinta ugu sareeya urur gobolkeedka IGAD ay hanto…
Dowlada Soomaaliya ayaa loo soo tababaray ciidamo Boolis oo ka hortaga rabshadaha, kuwaasoo gaaraya 270 Askari.
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qarka u saaran inuu ku fashilmo kursi xildhibaan ee Barlamaanka Federaalka oo…
Saddex bilood ayaa laga joogaa inta ay maran tahay jagada muhiimka ah ee Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA,…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dekada Magaalada Baraawe oo aan shaqeyn uu ku xirtay Markab Siday Saanad…
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa halis ugu jirta in lagala wareego xilka xoghayaha fulinta IGAD oo olole ugu jirtay in loo doorto…
