Browsing: Federaalka
Wararka laga helay xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday xeer-ilaaliye ku-xigeenka koowaad ee Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in ciidamadeeda ay degmada Wanlaweyn ku dileen oday caan ahaa oo ay ku sheegtay inay ka…
Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ee kasoo jeeda Kenya ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay shaqsiyaadka mucaaradka…
Wasiirka Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaciyay xilliga ay bilaaban doonaan mashaariicda…
Inkastoo uu hore u ahaa ganacsato, isla markaana aanu ka mid ahayd siyaasiyiinta firfircoon ee xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaa…
Ururka Daacish qeybtiisa Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay Buuraha Galgala ee Bari, degaanada Puntland ayaa soo saaray muuqaal digniin culus xambaarsan.
HADAL QORAAL AH OO KU AADDAN DHAMAADKA SANADKA OO UU SOO SAARAY ERGEYGA GAARKA AH EE XOGHAYAHA-GUUD EE QM U…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faray Taliska Xoogga dalka in hoggaannada iyo qeybaha ciidanka laga howlgeliyo saraakiisha cusub ee dhalinyarrada ah oo…
Wararka laga helayo xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya inuu rafcaan ka qaatay go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir ka gaartay kiiskii…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda qabanqaabo lagu soo dhoweynayo wufuud ka socota Baarlamaanka Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo shir…
Beesha Surre ee Direed ayaa War kasoo saaray hadalkii gefka ahaa ee kasoo yeeray Xildhiban Ahmed Macalin Fiqi, kasoo uu…
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wada olole balaaran oo uu ku doonayo inuu dib ugu…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka baaqsaday socdaal uu dib ugu laaban lahaa magaalada Muqdisho.
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa dingiin u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka iyo Wasiirka…
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa taliye cusub u magacaabay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay ciidamada, taasoo ka howlgeli doonta…
Dowladda Turkiga ayaa hub casri ah ku qalabeysay ciidamada ay u tababartay Dpwladda Soomaaliya oo qeybtii ugu horeysay maanta loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcadii ugu horeysay ee ciidamada Soomaaliya oo ay Turkigu tababarreen.
Siyaasiyiin, saxafiyiin iyo shaqsiyaad caan ah ayaa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ka dalbadya inuu raaligelin ka bixiyo hadal kasoo yeeray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliyihiisa Ammaanka Qaranka.
