Browsing: Federaalka
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland.
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa isku raacay kulankoodii shalay in Gaadiid ay heystaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milateriga…
Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya ciidammada…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ka hor-yimid go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ku sii daayey…
Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in damiin lagu…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in la sii daayay oo xoriyadiisa loo xeliyay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Golaha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa War ay ka soo saareen xariga siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ka digay in dembi laga dhigo…
Waxaa mar kale maanta lagu wadaa in Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame la soo taago Maxkamadda Gobolka Banaadir.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la sii daayay uu xoriyadisiii dib u helay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa shirar xiriir ah oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho si…
Iyadoo ay maanta dib u dhacay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo maalintii saddexaad u xiran dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay…
Dowladda Uganda ayaa taliye cusub u soo magacawday Ciidanka Uganda ka jooga Soo maaliya.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed.
Ololaha siyaasadeed ee lagu diyaariyay mooshinka ka dhanka ahaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu ka soo bilowday dalka Imaaraadka Carabta,…
Munaasabad lagu xusayo Sanad guurada Aas aaska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta ka socota Magaalada Muqdisho.
Qiimeyntii ugu horeysay ee lagu sameeyay ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu ogaaday arrimo yaab leh oo ay ka mid yihiin,…
Kadib markii shalay maxkamadda Gobolka Banaadir lasoo taagay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa waxaa soo if baxday qaabka loo weeraray Guriga…
Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyadda oo ka socday magaaladda Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, iyaddoo shirkaasi laga…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay xariga loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo eedaha…
Guddoonka Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa go’aamiyay in xeer ilaalinta ay muddo 24 saacadood ah ku keento caddeymaha ay u heysto…
