Browsing: Federaalka
Waxaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho wejigii labaad ee shirkii arrimaha Soomaaliya oo oo daba jooga shirweynihi Magaaladda London ee…
Waxaa maanta si KMG ah loo diiwaangeliyay 7 xisbi siyaasadeed oo ka mida xisbiyo badan oo dalka iyo dibadda lagu…
Shirka Amniga Qaranka ayaa caawa ka fumay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galyaan madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyda…
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta shahaado aqoonsi KMG ah guddoonsiiyey 8 xisbi oo loo aqoonsaday xisbiyo siyaasadeed oo dalka ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Urur Goboleedka IGAD ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waanwaanta ay ka dhex wado Galmudug iyo Ahlu suna kadib seminaarkii…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka dhoofeen magaalada Muqdisho markii la siiyay lacag siyaasadeed.
Guddiga Gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Soope ee 14-ka Oktoobar 2017 ayaa shaaciyay tiro cusub oo ku saabsan dadkii ku…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejiyey ciidamo gaaraya 2, 400 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada…
Tartankii ciyaaraha maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu ka dhaco magalaada Kismayo ayaa laga wareghay magaaladaasi arrimo farsamo dartood.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika Dowladda Maraykanka ayaa war kasoo saaray weerarkii Bariire ka dhacay bishii Ogost ee sanadkan.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-mansuur) oo ka mid ahaa madaxdii Alshabaab, isuna dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa maanta tegay magaalada Xudur…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta safar kale ku tegaya dalka Ivory Cost.
Waxaa si rasmi ah maanta loo shaaciyey mashaariic ay dowladda Qatar ka fulineyso Soomaaliya oo ah kuwii ugu horeeyay ee…
Dowladaha Qatar iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis mashaariic horumarineed laga fulinayo Soomaaliya.
Dowlada Qatar ayaa wafd culus oo dhinaca horumarinta qaabilsan u soo dirtay Soomaaliya, iyadoo ay qorsheyneyso inay mashaariic ka fuliso…
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya inuu manata halkaasi shir wadahadal ah uga bilaabanayo maamulka Galmudug iyo Ahluna.
Siyaasiyiin, wasiiro hore iyo xildhibaano ka mida kooxdii lasoo shaqeysay madaxweynihii hor ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir ugu…
Agaasimihii xilka laga qaaday ee Haya’dda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku biiray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda…
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Qatar ayaa banneeyay xilkii safiirnimo kadib markii ay xilka ka qaaday dowladda Soomaaliya.
