Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa guddoomiyay Shirka…
XOG: Waare & Xaaf oo fadeexad ka raacday diidmadii ka qeybgalka Guddoomiye Taabit ee Shirka Muqdisho
Madaxweynayaasha maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa fadeexad ka raacday kadib markii ay ka hor yimaadeen in guddoomiyaha G/Banaadir uu ka…
Munaasabadda xil wareejinta taliyihii ciidamada Booliska ee xilka laga qaaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Isku day lagu doonayay in Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed looga hor istaago ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka…
Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulayergda dooratay xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya intooda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qoraal…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar jidgal ah ku qaaday ciidamo ku…
Weerarrada iyo qaraxyada dib u soo laba kacleeyay kadib dhow bilood oo xaaladu deganeyd, iyagoo ka awood badan kuwii hore,…
Agaasime si KMG ah u sii haya ayaa la qorsheynayaa in loo dhiibo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA.
Ra’iisal wasaaraha oo la dardaarmay ciidamo loo diyaariyay dagaal oo Imaaraadku tababarray [Sawirro]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay kasoo gudbeen xuduudka Soomaaliya iy…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay ciidamo milateri oo Imaaraadka Carabta ku tababaray magaalada Muqdisho.
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho.
Dowladda Turliga ayaa hub casri ah ugu deeqday ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida ay qortay saxaafadda dalkaasi.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hore u soo noqday wasiir iyo musharax xilka madaxweyne u tartamay ayaa sheegay in khudbadii…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si dadban u weeraray qaabka dadka Muqdisho uga falceliyeen qaraxii weynaa ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si cad u sheegay in 10 sano kadib markii ay Alshabaab duurka galeen aan…
Ajendaha shirka madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedka ee Muqdisho ayaa lagu heshiiyay iyadoo laba maalmood kadib la iska meel…
Shirka magaalada Muqdisho uga socda Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa galay maalintii labaad, iyadoo arrimo xasaasi ah…
Waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga xusay sanadguurada 94-aad ee asaaska Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda…
