Browsing: Federaalka
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Axmed Nuur Tarsan ayaa ku baaqay in degdeg loo toogto, meel fagaare ahna la suro meydadka maleeshiyada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan aan caadi ahayn oo degdeg isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada shirka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dowladda Federaalka iyo…
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowlada Federaala ee uu Madaxweynaha Soomaaliya ku baaqy in uu furmo 28-ka October ayaa dib…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu shaqsi ahaan u dhex galay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaar)i ayaa maanta u dhoofay dalka Suudaan xilli uu furmayo shirka madaxda maamul…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Mugdisho uu ka furmo shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maamul Goboleedyada Soomaaliya ay dalbadeen in shirka Berri ka furmaya magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee maamul Goboleedyada oo Muqdisho u yimaada…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa qarka u saaran inuu ka baaqsado ka qeyb galka shirka madaxda dowladda…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabushay gobolka Shabeellada Hoose oo lagu wado in dagaal lagu qaadayo Alshabaab uu…
Agaasimaya Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku maraya dalka Turkiga ayaa caawa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Rajeb Dayip…
Dowladda Soomaaliya ayaa xilalkii danjirenimo ka qaaday 8 safiir oo Soomaaliya u fadhiyay dalal muhiim ah oo hore loo faray…
Taliyihii hoggaanka howlgelinna cidiamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii laga xayuuniyay iyadoo lagu bedelay taliye cusub oo xilkaasi loo magacaabay.
Madaxweynaha Puntland, ahna Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa war cad kasoo saaray casuumadii uu…
Madxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali ayaa dalka Imaaraadka Carabta u tegay…
Safiirkii dowladda Soomaaliya ugu magacawnaa dalka UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay inuu xilka uga tegay dhaqaale darro.
