Browsing: Federaalka
Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo ku xigeenkiisa kadib markii dacwad laga gudbiyay.
Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda ayaa la sheegay inay diideen qorshe uu watay wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbedel siyaasadeed iyo xaalad qabow la tegay magaalada Jowhar oo maanta lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kashifay sababtii keentay inuu is casilo taliyihii ciidamada xoogga dalka Jen.…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Amar kasoo saaray askari ka tirsan ciidamada Booliska oo 21-kii bishan qof shacab ah ku…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in magaalada ay gashay xaalad cusub oo aan weli lagu arag, iyadoo ciidamo…
Waxaa magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe gaaray Madaxda Maamul goboleedyada dalka iyo marti sharaaf ka qeyb galeysa Caleema saarka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweynaha Uganda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u debcay cadaadis xoog leh oo uga yimid maamul Goboleedyada dalka, isagoo ka tanaasulay…
Dowladda Qatar ayaa ku guuleysatay olole qarsoon oo dhex maray Imaaraadka Carabta, kaasoo ku saabsanaa gargaarka loo fidinayo dhaawacyada iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xilka madaxweynaha kula tartamay madaxweynaha xilka haya ayaa sheegay inay la yaab ku noqotay safarka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa martiqaad u kala diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira ee duleedka Muqdisho, halkaas oo cutubyo ka tirsan…
Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadleen xaaladda dalka iyagoo eedeyn kulul u jeediyay…
Iyadoo dhowaan la magacaabay taliyaha ciidamada xoogga, kadib markii uu is casilay taliyihii hore ayaa waxa socda magaacidda taliyada ciidamada…
Xilliga doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa dib loo dhigay kadib qoraal maanta kasoo baxay Guddiga qabanqaabada doorashada ee Baarlamaanka…
Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaalia ayaa War-murtiyeed ay maanta soo saareen ku weeraray dowladda Federaalka Soomaaliya kuna eedeeyay inay faragelin…
