Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxaa keenay isbedelka ku yimid Ra’iisal wasaare Kheyre..? [Akhriso Khudbadii magaalada Jowhar]

    Maxaa keenay isbedelka ku yimid Ra’iisal wasaare Kheyre..? [Akhriso Khudbadii magaalada Jowhar]

    October 23, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbedel siyaasadeed iyo xaalad qabow la tegay magaalada Jowhar oo maanta lagu caleemo saaray madaxweynaha Hirshabelle.

    Khudbadii uu ka jeediyay goobta ayaa ahayd mid gebi ahaan ka duwan habkii ay xukuumadiisa ula dhaqantay maamuladda, siiba Galmudug, wuxuuna si gaar u gacan qaaday Axmed Ducaale Geelle Xaaf isagoo ugu yeeray madxweyne.

    Arrintan ayaa ka dhigan isbedel weyn oo xukuumadda uu hoggaamiyo Farmaajo ku yimid iyo guul siyaasadeed oo ay gaareen madaxda maamulalda oo isku baheystay inay ka hortagaan ololaha dowladda dhexe ku dooneysay inay xilalka ug qaado laba ka mida madaxweynayaasha maamullada.

    Isagoo ka hadlay arrimaha looga hadli doono shirka wadatashiga ee madaxweyne Farmaajo ugu baaqay madaxda maamul Goboleedyada ayuu yiri “Gogoshii uu fidiyey Madaxweynaha oo aheyd inaan Xamar isugu nimaadno kulligeen, maaha gogol la fidiyey keliya waa gogol loogu talagalay: in wax walbo oo Dowladd Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka kala tabanayaan looga wadahadlo,  in Madaxda Federaalka iyo Dowladd goboleedyada marka ay isugu yimaadaan ay ka tashadaan dalka sidii loo xoreyn lahaa..” 

    Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa caddeeyay inay naga go’antahay, isaga  iyo Madaxweynaha iyo dhamaan xubnaha Golaha Wasiirada, in dalkan geedi socodkiisa nabadeed lagu soo dabaali doono wadahadal, is ixtiraam, isu dulqaadasho iyo iyadoo danta shakhsiga laga horumarin doono danta qaranka.

    Wuxuu ka hadlay khilaafka dowladda Federalka iyo Dowladd Goboeledyada ee muddooyinkii danbe soo if baxay.  “Maalmahan waxaa muuqatay in la aaminsanyahay in Dowladda Federaalka ah iyo Dowladd Goboleedyadu ay kala tageen oo xiriirada isu jareen, si inaanu nahay labo wadan oo kala duwan oo kale. Waxaan idiinku bishaareynaya Dowladda Federaalka ah iyo Dowladd Goboleedyadu inaanay meel kala aadeyn..”.

    Kheyre ayaa sheegay in meel waliba oo nidaam ka jiro uu imaan karo khilaaf, laakiin buu yiri khilaafka waxaa lagu dhameynayaa Wadahadal. “Dowladda Federaalka ah waxaa aasaas u ah lashaqeynta Dowladd goboleedyada xubnaha ka ah, hadaanan garbno heysana ma yeeli karno inaan keligeen duulno” ayuuna sii daba dhigay.

    Ra’isal wasaare Kheyre ayaa dhinaca kale difaacay  nidaamka federaalka isgoo leh “Qof kastoo naga mida waa inuu kalsooni ku qabaa dowladdnimada iyo nidaamka noo dhisan, nidaamka Federaalka ah waa nidaam ay qaateen Ummadda Soomaaliyeed, jiritaankiisana waxaa go’aan ka gaaray ummada Soomaaliyeed, h waxaan hortiina ku ballan qaadayaa inaan ka shaqeynayno xoojinta Federaaleynta dalka”.

    SAWIRRO

    Kheyre Maamul Goboleedyada Ra'iial wasaare Kheyre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda oo ku dagaalamay degmo ka tirsan Magaalada Muqdisho
    Next Article President Mohamed Abdullahi Mohamed arrives in Addis

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo