Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabadda maalinta calanka, isagoo baaq u diray dadka Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul oo aan hore loo arag uga hadlay siyaasadda dowladda Federaalka iyo xukuumadda uu…
Muqdisho, Oktoobar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay…
Madaxweynaha Puntland, ahna guddoomiyaha Golaha cusub Iskaashiga dowlad Goboleedyada C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in mas’uuliyadda dalka 90% saaran…
War-murtiyeedka kasoo baxay shirkii saddexda maalmood uga socday madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya magaalada Kismaayo waxaa ka mid ahaa qodob faragelin…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Gole la baxay “GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDYADA” oo lagu dhisay…
Shir magaalada Kismaayo uga socday madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya 8-10-kii Oktoobar ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xaaladda dalka…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lumiyay fursad uu hore uga faa’iideystay madaxweynihii xilka uga horeeyay ee Xasan Sheekh…
Iyadoo shirkii madaxda maamul Goboleedyada uu ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo, lana sugayo war-murtiyeedka kasoo bixi doona ayaa waxaa soo…
Shirka Kismaayo ee madxda maamul goboleedyada ayaa isku raacay inay sameystaan Gole xiriiriyaha oo danahooda ka shaqeeya.
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo iyadoo lagu sameeyay Gole xiriiriya Madaxda Maamulladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa lasoo gabagabeynayo iyadoo lagu wado war-murtiyeed laga soo saaro.
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii labaad iyadoo qodobbo hordhac ah ay isku afgarteen…
Madaxda Dowladda Federaalka ayaa ka hor timid dadaal ay Q/Midoobay ku dooneysay inay dhexdhexaadiso maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka.
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso. Agaasimahga ayaa…
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada ayaa Caawa Maqribkii kadib ka furmay magaalada Kismaayo
Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Siyaasiga kasoo jeeda Waqooyi Bari Kenya Faarax Macalin Dawaare madaxa maamul Goboleedyada Soomaaliya…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ayaa ayaa si yaab leh loogu soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
