Browsing: Federaalka
Warar dheeraad ah oo laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar duqeyn ahaa oo uu fulintiisa ogolaaday shalay…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun culus oo dil ah ku riday ninkii lagu eedeeyay dilka Wasiirkii howlaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa Deeq waxbarasho dibadeed ah siisay tobankii arday ee kaalimaha ugu horeeya ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xilliga uu shaqo bilaabi doono habeenkii Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa isla gartay in si tartiib ah ay ciidamada AMISOM uga baxaan dalka Soomaaliya.
Maamul Goboleedyada Soomaalida ayaa la kala saftay Maxkamadda sare ee dalka iyo Golaha shacabka oo dood ku saabsan sharcinimada 8…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Jimcaale ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay booqasho ku jooga dalka Turkiga.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska fogeeyay miisaaniyada dowlada ee Baarlamaanka.
Safiirka cusub ee Soomaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres.
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugiddda C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa jawaab kulul u diray xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada…
Saddex maamul Goboleed ayaa ka hor yimid qaabka wasaaradda isgaarsiinta Soomaaliya u wajahday Sharciga isgaarsiinta ee hor yaalla Baarlamaanka Federaalka.
Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. C/xakiin Daahir Siciid ayaa mar kale xilka ka qaaday taliyihii Ciidamada Taraafikada Jen. Cali Maxamed Xirsi (Cali…
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 u soo bandhigay dood furan.
Mareykanka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliay ugu deeqay Qalab dhaliya awooda Korontada.
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 u soo bandhigaya dood furan.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegtay War uu soo qoray jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soona baxay…
Xarunta cusub Duuliska hawada ee magaalada Muqdisho ayaa lagu rakibay qalabka hagidda diyaaradaha.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxaabiistii laga keenay dalka Itoobiya oo xalay soo gaaray Muqdisho ay xabsi…
Dowladda Soomaaliay ayaa go’aanadii ugu adkaa ka soo saartay taageerada la siiyo kooxda Alshabaab.
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa Qoraal ay soo saartay amartay Hay’adaha dowladda in la dhaqan gelinayo lana fulinayo go’aankii ay…
