Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sanbaloolshe oo Jawaab kulul iyo Hanjabaad u diray Xildhibaan Mahad Salaad [DHAGEYSO]

    Sanbaloolshe oo Jawaab kulul iyo Hanjabaad u diray Xildhibaan Mahad Salaad [DHAGEYSO]

    July 26, 2017Updated:July 26, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimaha Hay’adda Nabadsugiddda C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa jawaab kulul u diray xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka.

    Isagoo ka hadlayay caawa shir jaraa’id oo ku saabsan iska hor imaadyo qasaare dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho maanta ayuu sheegay inay ahaayeen kuwo si lama filaan ah ku dhacay.

    “Waxaa arkayay dad dhahaya dalkaan Wareegto iyo war saxaafadeed laguma xukumi karo, hadaba mooshin maa lagu xukumayaa, iyo in maalin kasta Xukuumad la rido, dowlad is heysata horumar la gaari waayo, ma saas ayaa dalka lagu xukumayaa” ayuu yiri Sanbaloolshe oo si toos ah u soo qaatay hadallo uu qoray Xildhibaan Mahad.

    Sanbaloolshe ayaa sidoo kale jawaab kulul oo kale u diray isla xildhibaankan markii uu soo qaatay farriin uu maanta soo qoray isagoo yiri: “Dad Mas’uuliyiin ah waxaa jira oo xasaanad ku gambada, oo u heysta in xasaanada wax kasta ka dabooleyso, waxaa jira xoriyatul qowlka waxyaabo lagu ogoleyn oo ay ka mid tahay kicinta dadweynaha, qof mas’uul ayaa tahay maalin kasta boqol shey oo wanaag ayaa ka dhacay oo aadan ka hadleyn, wax yar oo hal maalin dhacana buun buuninaya, oo loo arko in afka cadawga ku hadlaan”.

    Taliyaha NISA oo hore ay isugu dhaceen xukuumadii hore C/weli Sheekh markii uu xildhibaan xabsi dhigay ayaa u muuqda nin diyaar u ah inuu ka fal celiyo doodaha xildhibaanada iyo dhaliilaha ay u jeediyeen xukuumadda, taasoo xukuuamada Kheyre uga sii dari doonta.

    DHAGEYSO TALIYE SANBALOOLSHE

    http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/07/Sanbaloolshe-.mp3

    Wadani

    C/llaahi Sanbaloolshe Taliyaha NISA Top Xildhibaan Mahad Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay iska hor imaadyadii ka dhacay Muqdisho [Dhageyso]
    Next Article Joint US-Somali raid nabs suspected US resident

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo