Browsing: Federaalka
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xaflad soo dhoweyn ah oo ka dhacday magaalada London ka jeediyay…
Shirka caalamiga ah e arrimaha Soomalaiya ayaa maanta ka furmaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Madaxda Maamul Goboleedyada oo xaalad yaab leh ku qabsatay xafladii caawa ee Shirka London [Sawirro]
Madaxda maamul Goboleedyada ayaa caawa xaalad aanay fileyn ka qabsatay xaflad soo dhoweyn ah oo hordhac shirka London lagu maamuusayo,…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya madaxda maamul Goboleedyada ay caawa ka wadaan halkaasi olole ka dhan ah madaxweynaha…
Waxaa magaalada London maalinta berri ah ka furmaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan ilaa…
Dalalka IGAD oo intooda badan saameyn ku leh xaaladda Soomaaliya ayaan u dhammeyn shirka London ee arrimaha Soomaaliya.
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood ayaa sheegay in 11 askari oo lagu qabtay isbaaro ay dhigteen xabsi…
Magaalada London ayaa ku jira diyaargarowgii ugu danbeysay ee marti gelinta shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo berrito ka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada dalka ayaa sameeyay guddi wadajir ah oo bixiya shatiyada kalluumeysiga badda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maamul goboleedyada dalka aanay heshiis la geli karin shirkado iyo hay’ado caalami ah.
Hanti-dhowraha xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay inuu diyaarinayo dacwad ka dhan ah madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.
Xafladda sanadguurada 60aad ee Midowga Yurub ayaa Muqdisho maanta dhacday iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda Federaalka.
Dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis deeq gaareysa 49 milyan Euro oo loogu talogalay waxbarashada.
Odayaasha iyo siyaasiyiinta beesha H/Gidir oo shirar is daba joog ah ku lahaa Muqdisho ayaan wax go’aan ah ka gaarin…
Qaar ka mida dowladaha Midowga Yurub iyo IGAD ayaa la sheegay inay ka gows qabsadeen qaarkoodna qaadacsan yihiin shirka caalamiga…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ayaa noqotay xarunta ugu dhaqdhaqaaqa badan dhinaca siyaasadda ee magaalada Muqdisho.
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, kaasoo hordhac u ah madaxda dowladda Federaalka.
Wararka laga helayo hay’adaha ammaanka ee baarista ku haya dilkii wasiirkii howlaha guud Marxuum Cabbaas C/llaahi Siraaji ayaa sheegaya in…
