Browsing: Federaalka
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si degdeg ah u tegay magaalada Muqdisho kadib doorashadiisii, iyadoo aan…
Hanti-Dhowrkii Guud ee xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa laga saaray xabsi gurigii uu ku jiray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu xilka uga qaadayo Hanti dhowrka guud Nuur Faarax…
Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in amarro cusub lagu soo rogay hanti dhowrihii guud Nuur Farax Jimcaale oo…
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya G/lle Sare Xasan Cali Nuur Shuute
Maamulka Hirshabeelle ayaa qaaadacay Qorshaha horumarinta ee National Development Plan ee lala tegayo shirka London
Golaha wasiirada ayaa caawa xilka ka qaaday hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Madaxda Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa tacsi wadajir ah u soo diray dowladda Soomaaliya,
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa la wareegtay laba nin oo ku eedeysan dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi Siraaji.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu soo gaabiyay socdaalkiisii dalka Itoobiya, isla markaana si degdeg ah ugu…
AKHRISO: War-Murtiyeed ay soo saareen Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib booqashadii Madaxweyne Farmaajo
Wr-murtiyeed degdeg ah ayay caawa si wadajir ah u soo saareen dowlaha Itoobiya iyo Soomaaliya kadib booqasho rasmi ah oo…
Mareykanka ayaa ku jira diyaargarowgii ugu danbeeyay ee duqeymo dhinaca cirka ah oo lagu qaadayo ururka Alshabaab ee ka howlgala…
Guddiyada Baarlamaanka ayaa isbedel ku sameeyay Qorshaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya la tegeyso shirka London.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo uu ku joojinayo in cashuur loo sameeyo hay’adaha iyo ganacsatada wax…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalkaasi.
Mar kaliya ayaa xarunta Madaxtooyada ee looga arrimiyo Soomaaliya laga dareemay xaalad ammaan oo kacsan iyo baaritaano ka dhex socda.
Howlihii dowladda Federaalka ayaa isu bedelay diyaar garow shirka London ee arrimaha Soomaaliya ee 11-ka May dhacaya.
Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha & Amniga ee Baarlamaanka Federaalka soo saaray dib u eegis ay ku sameeyaan Qorshaha amniga Qaran ee…
Maamulka Hirshabeelle ayaa xildhibaanada labada Gole ee kasoo jeeda maamulkasai ugu baaqay inay u istaagaan difaaca xuquuqda maamulkaasi.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa si kulul u beeniyay warar ay qoreen saxaafadda qaarkeed oo ku saabsan…
