Browsing: Federaalka
Agaasimaha guud ee xilka laga fariisiyay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/Risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska…
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Germany ayaa booqasho aan hore loo sii sheegin goor dhoweyd ku soo gaaray magaalada Muqdisho.
Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa sheegay inuu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax ayaa qoraal uu soo saaray 12-kii bishan April maanta shaaciyay ayuu ku idifaacay…
Wakiilada Beesha caalamka ee qaabilsan shirka London ayaa madaxda maamul goboleedyada kala hadlay arrinta shirka London.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu degmada Waajid ku dhex maray ciidamada maamulka K/Galbeed iyo…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xooshi Jibriil ayaa laga soo xigtay in maamul goboleedyada Soomaaliya ka jira aanay sharciyeysneyn.
Dowladda Soomaaliya ayaa diiday codsi uga yimid dowladda Masar oo ku saabsan saldhig milateri oo ay ku yeelato dhulka Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay u diyaargarowga shirka London ee arrimaha Soomaaliya…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudodomay safiirka cusub ee Itoobiya u soo…
Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo maanta yeeshay kulankoodii 27-aad ee Kalfadhiga koowaad ayaa doortay 9 guddi oo ah kuwa joogtada…
Ciidamo isku dhaf ah oo ah kuwii ugu horeeyay ee Qaran ayaa tababar maanta loogu soo xiray magaalada Kismaayo.
Olole loogu diyaar garoobay shirka weyn ee arrimaha Soomaaliya, kana dhici doona magaalada London ayaa ka bilowday magaalada Muqdisho.
Dowladda Itoobiya ayaa deeq gargaar ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya, iyadoo ugu talogashay dadka abaaruhu saameeyeen ee Soomaaliya.
Iyadoo ay weli socdaan isbedelladii xil ka qaadista saraakiisha iyo mas’uuliyiinta dowladda ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in xilkii…
Madaxweynaha Maamulka Gobollada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay
Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo waxay ka dhigan tahay isbedel weyn oo ku yimid siyaasadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Turkiga ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed mowqifkii ay ka qaateen inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay war ku saabsan waanwaanntii ay ka dhex waday maamulka Galmudug iyo Ahlu suna.
Galmudug ayaa shaacisay inay burburtay waanwaantii dowladda Federaalka ka dhex waday maamulka Galmudug iyo Ahlu suna.
