Browsing: Federaalka
Shir degdeg ah ayaa maanta ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlay xaaladda ammaanka iyo waxa iska…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wafdi balaan u horkacay dalka Turkiga.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xaruntiisa Madaxtooyada ku qaabilay caawa madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.
[pdf-embedder url=”https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/04/somali-National-Security-Architecture.pdf” title=”somali National Security Architecture”] HALKAN KA FURO QORSHAHA OO DHAN
Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo xaaladda ka dhalatay Qorshaha…
Markab deeq gargaar ah sida oo loogu talo galay dadka abaartu ku dhufatay ee Soomaaliya ayaa maanta ka shiraacda dalka…
Jeneraalka Itoobiyaanka ah ee ka tirsan saraakiisha IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa la baahiyay inuu eedeyn u jeediyay madaxweynaha…
Mooshin cusub aya maanta loo gudbiyay Guddoomka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku waafaqay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas’uuliyaddeeda dhinaca amaanka.
Xog laga helay magaalada Baydhaba ayaa sheegeysa in waanwaan laga dhex waday dowladda Itoobiya iyo madaxweynaha Soomaaliya ay fashilantay.
Sarkaal sare oo ka tirsan Dowlada Mareykanka ayaa sheegay in kooxaha burcad badeedka ay kusoo laabteen biyaha ka baxsan Xeebaha…
Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Gen. Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xilalka uga qaadayo saraakiishii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray murankii ka dhashay canshuurta ee dowladda Federaalka iyo Ganacstada…
Wasiikii hore ee Amniga dowladda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada ay tababareen Imaaraadka Carabta aanay ka amar…
Taliye cusub ayaa loo magacabay ciidamada ilaalada wadooyinka ee Muqdisho, taasoo ka mida isbedel weyn oo uu wado taliyaha ciidamada…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay xiliga uu dhacayo Imtixaanka shahAadiga ee Dugsi Sare ee Dalka.
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa kashifay dhowr qodob oo ku jira qorshaha dhismaha ciidamada Qaran…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir caalami ah oo Itoobiya ay qabanqaabiso sanad waliba.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si fudud ku aqbalay qorshe uu muddo sanado ah diidanaa madaxweynihii hore…
