Browsing: Federaalka
Inta badan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya iyo wasiirada xukuumadda ayaa iska xaadiriyay xarunta wasaaradd Gaashaandhigga Soomaaliya.
Wakiilka xoghayaha guud Q/Midoobay ee Soomaalia Micheal Keating ayaa war ka soo saaray weerarrada iyo qaraxyada sii kordhay ee magaalada…
Madaxweynaha dowladda Imaaraadka Carabta Sheekh Khaliifa Bin Zayid Al-nahyan ayaa Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka amray inay kaalmo ballaaran la…
Ciidamo cusub oo Imaaraadku tababarray ayaa maanta dhoolatus weyn ku soo bandhigay xero ku taalla magaalada Muqdisho.
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Maxamed Sheekh…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax is miidaamin ahaa oo qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ka geystay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hor yimid go’aan ay beeshiisa kalsoonida ugala noqotay dowladda Farmaajo.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa awood dheeraad ah siiyay wasiiradiisa, isagoo kula dardaarmay howl adag iyo shaqo gudasho.
Wasiirka Warafaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa shaaciyay sababta uu shaqada uga fariisiyay laba agaasime oo ka tirsan…
Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay xilalka ka qaado mas’uuliyiin ka tirsan dowladda siiba dhinaca Garsoorka.
owladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa inay soo masaafuriso kumanaan qof oo Soomaali ah, kuwaasoo ku jira xabsiyada Mareykanka.
Mudane Xuseen Macalin oo ah La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa fasiraad ka bixiyey iclaamintii dagaalka…
Taliyaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdilaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta xilka kala wareegay.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya lagu casuumay booqasho uu ku tago dalka Imaaraadka Carabta.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo magaaladii labaad, kadib markii ay toddobaadkii hore ciidamadeeda kala…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Maamulka ayaa farriin u diray Mareykanka, isagoo ugu baaqay inay ka fogaadaan waxyeelo…
Dowlada Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamado ay shaqadoodii u dhammaatay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa la sheegay inuu xaflad raaligelin iyo mahadcelin ah u sameynayo taliyeyaashii uu shalay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho u tegay…
