Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcusaam.
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa lagu tilmaamaa golihii ugu dhalinyarada…
Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay labo diyaaradood oo shalay lagha dejiyay garoonka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.
Wasiir ka tiran xukuumadda Britian ayaa dhowaan socdaal aan la shaacin oo qarsoodi ahaa ku yimid magaalada Muqdisho.
Guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Mooshin laga furayo Saldhigga Milateri ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso Magaalada Berbera.
Dowladda Itoobiya ayaa farriintii ugu horeysay gaarsiisay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo ku saabsan fulinta qorshe dib u habeyn…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar cusub soo saaray maanta, kaasoo ku socda wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.
Wasiirada aan ku cusbneyn xukuumadda cusub ee Soomaaliya waxaa ka mida C/raxmaan Ducaale Beyle oo loo dhiibay xilka ugu wanaagsan…
Maamulka Puntland ayaa si weyn u muraaraday dowladda cusub ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wararka laga helayo xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ay dadaalkii ugu danbeysay ugu jirto in la hakiyo doorashada…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dalka Turkiga oo maanta booqday magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin ah ku wareejiyay Guddiga Qaran ee…
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in dhowaan taliye cusub loo magacaabayo Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isbedello laga dareemay kusoo kordhiyay Villa Somalia tan iyo intii uu xilka la wareegay.
Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adaha gargaarka ee Midowga Yurub ayaa ka digay in dalka Soomaaliya oo ay haatan ka…
Guddiga Gurmadka Qarab ee abaaraha ayaa qorsheynaya inuu qeybtii labaad ee kaalmo lacageed ah u qeybiyo maamulada dalka.
Bayaankii laga soo saaray shirkii Jaamacada Carabta ayaa noqday kii ugu xumaa ee Arrimaha Soomaaliya laga soo saaro muddooyinkan.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xubnaha Golaha Wasiirada cusub ku soo rogay qoddobo cusub
Dowladda Kenya ayaa shaacisay qaabkii dib loogu soo celiyay duulimaadkii diyaaradaha ee tooska ahaa Muqdisho ilaa Nairobi.
