Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiirro Dhalinyarro ah oo Wasaarado ka Mug weyn loo magacaabay.! [Xaaaladda xukuumada Kheyre – Akhriso Q. 1-aad]

    Wasiirro Dhalinyarro ah oo Wasaarado ka Mug weyn loo magacaabay.! [Xaaaladda xukuumada Kheyre – Akhriso Q. 1-aad]

    April 5, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa lagu tilmaamaa golihii ugu dhalinyarada badnaa ee soo mara dalka.

    Sidaasoo ay tahay waxay kaloo ku caan baxeen inay noqdeen Golihii ugu khibrada yaraa marka la eego inta xil dowladeed hore u soo martay ama aqoon u leh.

    Wasiirada qaarkood waxaa muuqata inaysan qaadi karin xilalka loo dhiibay oo khibrad ahaan iyo da’ ahaan aanay  ehel u ahayn, laakiin waxaa jira ballanqaad ah in isbedel lagu sameynayo uu ay jeediyeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Qeybtan koowaad waxaa ku eegeynaa saddex ka mid dhalinyarrada ka mid wasiirada cusub oo kala ah:


    WASIIRKA GAASHAANDHIGA

    Wasiirkan wuxuu ka mida yahay kuwa looga fadhiyo dib u soo nooleynta Qarannimada Soomaaliyeed iyo dib u dhiska dhiska ciidamada  xoogga dalka, sidaas darteed in shaqadaas adag loo magacaabo qof aan khibrad ciidan lahayn ama da’diisu ka yar tahay qof xusuusta waayihii ay Soomaaliya ka mid ahayd dalalka ugu xoogga badan afrika waxay noqotay mid su’aal badan ka taagan tahay.

    In Wasiirka Gaashaandhigga lag soo xulo saaxiibtinimo iyo inay Ra’iisal Wasaaraha iskala shaqeyn jireen urur NGO ah, ayaa iyaduna caddeyn u ah inaan dalkan laga rabin horukac, laakiin muwaadin kasta xaq ayuu u leeyahay inuu xil u qabto dalkiisa, lagana yaabee inay dhaamaan kuwa kaga haboon, waana taas rajada kaliya ee taagan.


    WASIIRKA HOWLAHA GUUD IYO DIB U DHISKA

    Xilkan Wasiir waa mid aad u weyn oo qofka qabanaya lagu soo xulo khibrad iyo inuu ehel u yahay nooca shaqada ee loo dhiibayo, laakiin miisaanka ay leedahay wasaaraddan in loo magacaabo wiil dhalinyar oo dhowaan  lala yaabay sidii uu xildhibaan ku noqday, kana soo laabtay xeryaha Qaxootiga, waxay ahay lama filaan kale oo dadka qaarkii u daliishadeen inaan dowladnimo hana qaada dalkan laga rabin.

    Lagama muwaadinsana wasiirka cusub ee howlaha guud, laakiin inuu qaxooti ka soo laabto oo xildhibaan uu noqdo waxay ahayd farxad iyo reynreyn in wasiir ka tan weyn loogu daro isagoo xildhibaaniimadiisa barasho ka rabtase waxay u eg tahay ka badbadis aan loo meel dayin.


    WASIIRKA HAWEENKA

    Waa wasiir kale oo da’ yar kuna soo biirtay xukuumadda cusub, waxay kasoo shaqeysay urrurada haweenka ee bulshada rayidka ah, marka wasaaradda loo dhiibay loo eego waa qof ku wanaagsan, yaanay khibrad xil dowladeedba lahaanine.


     

    LA SOCO QEYBTA 2-AAD

    Waxaa diyaaryay: Wadani.com

    Golaha wasiirada Top Wasiirada cusub xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDhageyso: “Haddii Qarax dhaco haka welwelin..” [Dardaarankii wasiirkii hore ee Amniga u jeediyay wasiirka cusub]
    Next Article SAWIRRO: Dowladda Soomaaliya oo Gaadiid iyo Saanad u dirtay Maamulka Puntland

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo