Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiir Beyle: Ma isbedeli doonaa, mise wuxuu noqon doonaa wasiirka koowaad ee la xiro..? [FAALLO]

    Wasiir Beyle: Ma isbedeli doonaa, mise wuxuu noqon doonaa wasiirka koowaad ee la xiro..? [FAALLO]

    April 3, 2017Updated:April 3, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirada aan ku cusbneyn xukuumadda cusub ee Soomaaliya waxaa ka mida C/raxmaan Ducaale Beyle oo loo dhiibay xilka ugu wanaagsan dowladda oo ah Wasaaradda Maaliyadda.

    Xilkan oo beel weyn ay calmatay isla markaana ka mida kuwa lagu xisaabtamo wuxuu wasiir Beyle la wareegay maalmo ka hor, isagoo maantana Baarlamaanka hor geeyay Miisaaniyadda dowladda 9-ka bilood ee ka hartay sanadkan 2017.

    Wasiir Beyle wuxuu digniin ka helay Ra’iisal wasaaraha soo magacaabay oo caddaan ah ugu sheegay inuu toddobaad waliba la xisaabtami doono iyo inay ku jihaadi doonaan Musuqmaasuqa, sidaas ayuu isaguna uga mid noqday dowladda dagaalka u caddeysatay musuqa la degay dowladihii Soomaaliya.

    Inkastoo C/raxmaan Ducaale Beyle yahay aqoonyahan cilmi sare u leh arrimaha dhaqaalaha, kana soo shaqeeyay hay’ado uu ka mid yahay Bankiga horumarinta Afrika, haddana tijaabadii hore ee wasiirnimo ma ahayn mid wanaagsan oo lagu bartay inuu ka maran yahay musuqa uu sheegay inuu la dagaalamayo.

    Intii uu ahaa wasiirka arrimaha dibadda wuxuu ku kacay falal ay saxaafadu diiwaan gelisay oo loo daliishan karo inuusan la socon karin dowladda Farmaajo iyo Kheyre, waxaana uu ku lug yeeshay falal musuq ah sida is-xambaar [Akhri Warkan] iyo ku takrifal deeqdii qabaleynta Wasaaradii Arrimaha dibadda ee ka heshay dalka Aljeeriya.

    Si kastaba ha ahaatee Wasiir Beyle waxaa la arki doonaa sida uu ballan qaaday inuu ka dhabeeyo la-dagaalanka musuqmaasuqa hantida umadda iyo inay ku rumoobi doonto oraahdii ahayd “BAHAL CEERIINKA MA DAAYO..” oo markaasi ay qaban doonto seefta kacaanka Farmaajo kana dhigi doonta wasiirkii ugu horeeyay ee la xiro.

    Farmaajo iyo Kheyre waxay oo mashruucooda ugu weyn ka dhigay la-dagaalanka musuqmaasuqa, waxaa la ogaan doonnaa halka ay ka gaarsiisan tahay hal-ku-dhigyada: NABAD IYO NOLOL ee ay umadda u sheegeen.

    FAALLADA GOOBJOOGE.COM

    FADEEXAD CULUS: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ku lug yeeshey fadeexad is-xanbaar ah

    XOG CULUS & FADEEXAD: Wasiir C/raxmaan Beyle oo xil ka qaadis ku sameeyay safiir caan ah mid kalena magacaabay

    C/raxmaan Beyle MUSUQMAASUQ Top Wasiir Beyle Wasiirka Maaliyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO YAAB LEH: Diyaarad Boeing 747-400 oo loo bedelay Baar casri ah
    Next Article Ra’iisal wasaare Kheyre oo soo saaray Amar ku socda Wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo