Browsing: Federaalka
Midowga Yurub aya mashaariic dhinac tabarrada Farsamada gacanta iyo hirgalinta Tacliinta Sare ka hirgelinaya maamulka Jubbalanad iyo maamulada kale.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay la ansixiyay ayaa kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah maanta yeelanaya.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku soo dhoweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee toos…
Wasiir ka tirsan xukuumadda magacaaban ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa heysta muddo 72 saacadood ah oo kaliya si uu barnaamijkiisa siyaasadeed u geeyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Sheekha caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Caa’id Alqarni ayaa farriin culus diray dadka muslimiinta ah ee dunida ku…
Xildhibaanada iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadaal weyn ugu jira ansixinta xukuumadda cusub ee uu…
Culimaa’diinka magaalada Muqdisho ayaa kusoo biiray xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Golaha wasiirada ee magacaaban, waxayna digniin ku direen Baarlamaanka…
(Beyruut) – Sida muuqata weerarkii ay xulafada uu Sacuudiga hogaaminayo ku qaaday doon dad rayid ah oo Soomaali ah marineysay…
Dowladda Itoobiya ayaa wada tallaabadii ugu horeysay ee ay ku dooneyso inay culeys ku saarto dowladda cusub ee madaxweyne Maxamed C/llaahi…
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa musharixiinta la tartamay madaxweyne Farmaajo iyo siyaasiyiintii isbedel doonta ayaa jawaab ka bixiyay…
Musharixiinta isbedel doonka ee ku mideysnaa doorashada madaxweynaha ka hore isbaheysiga xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dalbaday in loogu noqdo xukuumadda uu…
NAIROBI DECLARATION ON DURABLE SOLUTIONS FOR SOMALI REFUGEES AND REINTEGRATION OF RETURNEES IN SOMALIA NAIROBI, KENYA, 25TH MARCH 2017 Preamble …
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka furmaya shir madaxeed dalalka IGAD uga hadlayaan xal u helidda Qaxootiga Soomaalida.
Dowladda Mareykanka ayaa gaadiid ciidan oo gaaraya 16 ku wareejiyay cidiamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar iyo kulamo iska horjeeda oo ku saabsan kalsooni siinta xukuumadda Soomaaliya, kadib diidmo ka…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xarunta Madaxtooyada ee State House ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Imaamka Beesha Mudullood ayaa ugu baaqay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ansixiyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare…
Beesha Habargidir ayaa si buuxda u taageertay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Maamul goboleedyada dalka ayaa saamiyo isu dhow ka helay Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya, marka laga reebo Galmudug oo…
