Sheekha caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Caa’id Alqarni ayaa farriin culus diray dadka muslimiinta ah ee dunida ku nool.
Sheekha oo ka mida culimada islaamka ee ugu magaca weyn xilligan ayaa bartiisa twitter-ka oo ay la socdaan dad ka badan 15 Milyan oo ruux ku soo qoray farriin dareen islaamnimo leh, wuxuuna yiri:
“Dadka Fadliga, Ixsaanka iyo kheyrka lahow, ma waxaad ku raali noqoteen inay walaalihiin muslimiinta ah ee Soomaalida iyo kuwa kale u dhintaan gaajo idinkuna aad iska daawataan..?”
Wuxuuna ugu duceeyay ducada soo socota:

