Browsing: Federaalka
Wasiirada Cusub ee Beelaha Ay ka soo jeedaan. 1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen (Isaaq, Cidegale) 2-…
Xukuumadda cusub ee uu maanta ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa noqotay xukuumadii ay tirada ugu badan ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo in muddo ah la sugayay.
Dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah maanta u kala saxiixday heshiiskii muranka badan ka taagan yahay…
Siyaasiga reer Kenya. horena u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa si kulul uga hadlay ciidamada dalalka…
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira kooxda Xuutiyiinta Yeman aya beeniyay in diyaarad ay leeyihiin ay duqeysay Doon ay saarnaayeen…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamud aya soo dhoweyn maamuusa ah loogu sameeyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.
Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen in heshiiska dowladda Imaaraadka Carabta ay saldhigga milateri ku…
Wararka laga helayo Turkiga ayaa sheegaya in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu socdaal kale ku imaanayo magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki.
Dowlada Canada ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo lagu saacidayo dalalka Bariga Afika ee abaaraha ku dhufteen.
Guddoomyaha cusub ee Midowga Afrika Moussa Faki ayaa maanta tegaya magaalada Muqdisho.
Isbaheysiga Sacuudigu hogaamiyo ee dagaalka kula jira kooxda Shiicada ee Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay weerarkii…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo maalmihii lasoo dhaafay waday kulamo uu la yeelanayo odayaasha Beelaha Soomaaliyeed.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa baaq kale u jeediyay dadka Soomaaliyeed.
Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 31 qaxooti ah oo la socday doon ka tagtay dalka Yeman, kuna sii jeeday dalka…
Wararka laga helayo dalka Yeman ayaa sheegaya in 31 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah lagu dilay meel u dhow xeebaha…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa la xaqiijiyay inuu ka qeyb galayo shirka arrimaha Soomaaliya ee ka dhici doona magaalada London…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is afgranwaa ka dhex jira Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan…
Wararka laga helayo Gobola Gedo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada Itoobiya ee ka howlgala Soomaaliya uu is dilay.
