Browsing: Federaalka
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ee xilka sii haya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta booqday saldhiga Milater oo Turkiga ka dhistay…
Madaxda maamul Goboleedyada dalka qaarkood ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho kula kulmay xoghayaha Arrimaha dibadda ee dalkaasi…
The Foreign Secretary spent seven hours on the ground in Somalia, visiting Villa Somalia for his meeting with the President…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay dalka ka masaafurisay muwaadiniin Kenyaati ah oo sharci darro ku joogay dalka.
Laba taliye oo agaasimeyaal kas oo noqday Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa olole ugu jira inay ka mid noqdaan Golaha…
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee ka sii dareysa…
Xafladdan oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay boqolaal isugu jira arday, iyo…
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Gen. Maxamed Adan Axmed ayaa hanjabaad u jeediyay ciidamadii dhowaan gadoodka ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Xulka kubadda koleyga gabadhaha Soomaaliya ayaa muddo ka badan saddex maalmood ku xayiran Garoonka diyaaradaha magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu horkacayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaad roobdoon ah ku tukaday…
Askari ka tirsan ciidamada milateriga oo sheegtay inuu ka hortegay Gaari Mini Bus ah oo lagas oo buuxiyay waxyaabaha qarxa…
Hay’ad Cilmi baaris ah Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay horyaallaan caqabado waaweyn.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Xukun kama dambeys ayey Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ka gaartay eedeysanayaashii loo heystay weerarkii dadka badani ay…
Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay inuu xilka iska casilay, isagoo sheegay in warar been abuur ah…
KASHIFAAD: Yaa qaatay Mushaarkii Ciidamada Gadoodsan..? [Akhri fadeexadda Taliyaha Ciidamada Xoogga]
Ciidamo ka tiran kuwa milateriga ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood ay ku xireen qaar ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada milateriga Soomaaliya oo maanta ka gadoodsan mushaarka aan la siin muddo dheer…
Kulan ka dhacay hotel Jazeera maanta 12 March 2017 ayaa waxaa shir guddoomiyay Siyaasiga mucaaradka dalka Kenya Faarax Macalin oo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu muhiimsanaa soo saaray, kaasoo ku saabsan dhulka hantida guud.
Iyadoo olole weyn ka socda magaalada Muqdisho oo ku saabsan ka mid noqoshada Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
