Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Laba ka mida taliyeyaashii NISA oo olole ugu jira inay noqdaan Wasiiro [Akhri fursadahooda]

    XOG: Laba ka mida taliyeyaashii NISA oo olole ugu jira inay noqdaan Wasiiro [Akhri fursadahooda]

    March 14, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Laba taliye oo agaasimeyaal kas oo noqday Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa olole ugu jira inay ka mid noqdaan Golaha wasiirada cusub.

    Labadan taliye ayaa fursadahooda la sheegay inay yihiin kuwa liita iyadoo jiraan caqabado ku hor gudban inay inay xilalkaasi loo magacaabo.

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa doonaya in loo magacaabo wasiir kadib markii uu ku fashilmay xilka Ra’iisal wasaaraha oo uu rajo badan ka qabay, waxaase xilkan arrintan ka hor istaagaya awood qeybsiga beeshiisa dhexdeeda maadaama madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in loo doorto qof ka soo jeeda jufada Axmed Fiqi iyo xiriirka uu la leeyahay Farmaajo uu xumaaday.

    Top Ka bilow Bidix: Axmed Macalin Fiqi, C/raxmaan Maxamed Tuuryare

    C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa isna laga dareemay inuu olole weyn ugu jiro sidii uu uga mid noqon lahaa xukuumadda cusub, isagoo ka mid ahaa siyaasiyiin diidanaa in xilka ra’iisal wasaaraha loo magacaabo qof ka soo jeeda beesha Abgaal.

    Tuuryare ayaa fursadiisa ay tahay mid aad u hooseysa iyadoo awood qeybsiga beeshiisa uga soo aadaya xukuumadda uu safka hore u taagan yahay agaasimihii hore ee madaxtooyada Taabit Cabdi oo hadda ah saaxiibada ugu waaweyn ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Labadan taliye ee soo maray NISA ayaan wax muuqda ka qaban arrimaha ammaanka Muqdisho, waxaana maalmahan la arkayay iyagoo ololahooda ka wada baraha bulshada ku xiriirto.

    Wadani.com

    Axmed Fiqi C/raxmaan Tuuryare Golaha wasiirada Top Wasiirada cusub xukuumadda cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyihii hore ee NISA Gen. Tuuryare oo dadka Muqdisho ku eedeeya Amni darrada caasimadda [Akhri]
    Next Article WAR CUSUB oo ku soo kordhay magacaabidda Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Kheyre

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo