Browsing: xukuumadda cusub
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda.
Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra’iisal wasaaraha cusub.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Gole wasiiro cusub, iyadoo ay soo…
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta hadal heysay digniin iyo diidmo ka timid beelaha ku abtirsada Wacbuudhan Abgaal kala hortageen dowladda…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa codkiisa ku biiriyay baaqyada lagu dalbanayo in la ansixiyo xukuuamadda cusub ee Ra’iisal wasaare Xasan…
Kadib Qoraalkii talo-soo jeedinta xildhibaanada Baarlamaanka ee Guddoomiyaha Baarlamaanka u diray Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa soo baxay dood…
Musharixiinta isbedel doonka ee ku mideysnaa doorashada madaxweynaha ka hore isbaheysiga xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dalbaday in loogu noqdo xukuumadda uu…
Xaalad adag ayaa soo wajahday Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kadib markii caawa Guddoomiyaha Baarlamaanka soo saaray talo soo jeedin…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan ayaa qoraalka hoos ku qoran caawa u diray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya.
Qaar ka mida wasiirada cusub ee xukuumadda dhowaan la magacaabay ayaa yimid magaalada Muqdisho.
Imaamka Beesha Mudullood ayaa ugu baaqay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ansixiyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare…
Beesha Habargidir ayaa si buuxda u taageertay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku guuleystay loolankii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Laba taliye oo agaasimeyaal kas oo noqday Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa olole ugu jira inay ka mid noqdaan Golaha…
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhibaato weyn oo salka ku heysa dhaqaale daradii ugu ba’neyd iyadoo aanay…
Golaha wasiirada cusub ayaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhawaaqo iyadoo xaflada qabanqaabada magacaabidda xukuumadda ay ka socoto xafiiska…
[ad name=”HTML-2″] Siyaasiyiin hore saaxiibo dhow ula ahaa madaxweweyne Xasan Sheekh ayaa si lama filaan ah isu bedelay kana hor…
