Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»KASHIFAAD: Xaqiiqada Mucaaradnimada Beesha Wacbuudhan Abgaal ee xukuumadda cusub

    KASHIFAAD: Xaqiiqada Mucaaradnimada Beesha Wacbuudhan Abgaal ee xukuumadda cusub

    March 28, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta hadal heysay digniin iyo diidmo ka timid beelaha ku abtirsada Wacbuudhan Abgaal kala hortageen dowladda cusub ee Soomaaliya.

    Shirar kala duwan ayaa dhacay oo qaarkood hanjabaad loogu diray madaxda dowladda, qaar kalena lagu hor istaagay taageerada xukuumadda cusub ee la magacaabay, waxaana tiro badan oo ka mida xildhibanada beeshan ay ka hor yimaadeen ansixinta Golaha wasiirada cusub.

    Beeshan waxay hadda xukuumadda la magacaabay ku leedahay jago wasiir oo ah wasiirka Warfaafinta, iyadoo aan hore wax wasiir ah iyo jago kale ugu lahayn xukuumadda oo ay wasiir ugu danbeysan dowladii KMG ahayd ee Sheekh Shariif. Xilalka siyaasadeed ee xilligan beeshu heyso waxay kala yihiin:

    1 – Wasiirka Warfaafinta

    2- Guddoomiyaha iyo Duqa Muqdisho

    2- Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe

    Laakiin awood qeybsi ahaan haddii xukuumadda la ansixiyo waxaa xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir noqon doonaa mid ugu yaraan laga qaado Guddoomiyaha hadda xilka haya Yuusuf Xuseen Jimcaale haya oo ay isku beel yihiin wasiirka Beesha loo magacaabay C/raxmaan Yariisow.

    Wasiir Yariisow waxay siyaasiyiinta jufadiisu jeclaan lahaayeen inuu xilkan iska casilo ama xukuumadda weyso codka kalsoonida, si aanu meesha uga bixin guddoomiyaha Gobolka Banaadir, micnaha arrintan yaa fahamkeedu yahay mid aanay dad badan fahmi karin.

    Arrintan waa tan keentay in xildhibaanada beesha qaarkood sida Muuse Suudi ka hor yimaadaan iyagoo ujeedkoodu yahay in jufadiisu sii heysato guddoomiyaha Gobolka oo dano shaqsiyadeed ay tahay tan kicisay xildhibaanka Aqalka Sare ugu jira beesha oo si cad uga hor yimid xukuumadda cusub.

    Xildhibaan Mina Xasan Shibis oo ka mida xildhibaanada beesha ee Golaha Shacabka ayaa ka mida xildhibaanada sida weyn uga hor yimid xukuumadda cusub, laakiin doodda ugu weyn ee ay qabto ayaa ahayd inay iyadu jagada wasiirnimo ka mudneyd C/raxmaan Yariisow. Waxaase la yaab leh jagada ay haweeneydan dooneyso inay jufo kale oo isla beeshan ka mida diidan tahay kana jeclaan lahayd inaysan wasiirba ka noqon xukuumadda cusub.

    Loolanka  jagada maamulka gobolka Banaadir ayaa jufo hoosaad loolan adag ugu jirtaa inay soo ceshato, iyadoo markii hore aanu kacdoonkan ku jirin oo ay raali aamusan ku ahayd dowladihii hore.

    Marka la isku soo xooriyo guuxda siyaasadeed ee beeshan ka soo yeeray wuxuu intiisa badan ayaa mid dano shaqsiyadeed ah oo lagu xoojinayo xaq ka maqnaa beeshan muddo dheer, balse la soo kiciyo markii danaha shaqsiga ah laga dhex arko.

    Wadani.com

    Abgaal Glaha wasiirada Wacbuushab xukuumadda cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisul Wasaare Kheyre oo kormeeray degaanada dadku ku soo barakaceen ee Muqdisho [Sawirro]
    Next Article AKHRISO: Xasan Sheekh oo Qoraal dheer kasoo diray dalka Turkiga: [Soomaaliyey I Maqal]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo