Browsing: Federaalka
AMISOM ayaa shaacisay warbixin ku saabsan kulan shalay dhex maray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada AMISOM oo ay…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa farxad weyn ka qaaday sidii caaqiibada lahayd ee uu xilka ku wareegay…
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara caawa la yeelatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo kooxdii lasoo shaqeysay.
Xuseen Macalin Maxamuud Sheekh Cali waxaa 16kii Feberaayo 2017 loo magacaabay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasab Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu Baarlamaanka Federaalka ka doodo mustaqbalkiisa siyaasadeed fadhiga ugu horeeya…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephan Schwartz ayaa kulan la yeeshay maanta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahaa Shariif Sheekh Axmed ayaa olole ugu jira inaan beesha uu kasoo jeedo loo magacaabin…
Kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo mowqifkiisa ku saabsan AMISOM…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ka mida dowladaha faraha kula jira arrimaha Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq lidi ku ah dowladda cusub durba…
Sawiradii xulka ahaa ee laga soo qaaday xafladii maanta uu xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed.…
Wasiiru dowlihii Madaxtooyada Soomaaliya ee dowladii Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ahaa gacanyareyaasha madaxweynihii hore ayaa farriin xambaarsan digniin…
DHAGEYSO: Dalal ay Itoobiya ka mid tahay oo wada qorshe ay kula wareegaan maamulka hawada Soomaaliya
Waxaa sii kordhaya walaaca weyn ee laga qabo in maamulka hawada Soomaaliya u gacangalo dowladaha deriska la ah Soomaaliya sida…
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa shaaciyay in heshiiska dalka Imaaraadka Carabta lagu siiyay saldhig milateri…
Dowladda Brundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka noqonaya ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid oo sharci daro ku tilmaantay heshiiskii Somaliland ansixisay ee ku saabsanaa saldhig Imaaraadka Carabta…
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday ee UN u soo magacawday Soomaaliya David William Concar ayaa ku dhacday khalad diblomaasiyadeed.
Hay’ado dhowr ah ayay saameyn weyn ku yeelatay amarka uu soo saaray madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee uu ku joojiyay…
Waxaa Muqdisho ku sugan tiro badan oo ka mida safiirada Soomaaliya u fadhiyay dalalka dibadda u yimid olole xildoon ah.
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa bayaan uu soo saaray kusoo dhoweeyay geedi socodkii doorashada Soomaaliya ee la soo gabagabeeyay iyo…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa la kulmay musharixiintii isbedeldoonka ee xilka kula tartantay, kulanka oo ahaa…
