Browsing: Federaalka
taliyaha Ciidanka Xoogga Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa amar kasoo saaray rasaasta au ridayaan ciidamada ee khalkhalka ka abuurtay caasimadda…
Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markiisii ugu horeeyay soo saaray daqiiqado kadib markii xilka loo dhaariyay.
Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay muddo lix bilood ah la siin dooni si ay uga soo jawaabto dacwadda Badda…
Waxaa markii ugu horeysay ayaa la ogaaday kharashka Soomaaliya uga baxay dacwadda Badda ee wejigeedii hore ay Soomaaliya ku guuleysatay.
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa garatay inay geli karto dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsan muranka xuduudka Badda ee…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa aqbashay diidmada horudhaca ah ee ay Kenya ka keentay…
Maxkmadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka (ICJ) ayaa hadda ku dhawaaqeysa go’aanka ay ka qaadata dacwad ay u soo gudbisay…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa lagu wadaa inay maanta dhawaaqdo go’aanka ay ka gaartay gelista Badda ee ku…
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay lacag dhan 10 Milyan oo Giniga Istarliinka ah (12 Milyan oo Doolar) ay ugu…
Kulan gaara oo Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay caawa ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa laga soo saaray go’aano ku saabsan xaaladda…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa si naxdin leh uga hadlay xaaladda Muqdisho iyo sida dowladda…
Ergyaga gaarka ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ka digay madaxweynihii lagu doorto musuq…
Guddiga Doorashada madaxweynaha ee ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Xisaabiyaha guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa ka warbixiyay qaabka loo isticmaalo miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sida…
Xaflad lagu qabtay Muqdisho Guest House 2 ee magaalada Muqdisho oo ku saabsaneyd Dooda Bulshada ee Maamulka & Maareynta Dalka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uga socda magaalada Muqdisho lagu ansixiyay dhismaha…
Kulankii ugu horeeyay ayaa maanta dhex maray labada guddoon ee Aqalada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan la doortay.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhaqaale ku taageereyso gargaarka loo fidinayo abaaraha ka jira dalka.
Prof. C/risaaq Cusmaan Cali Jurille ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare.
