Browsing: Federaalka
Guddoomiyaha Aqalka sare: waxaa u tartamaya: Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Mustafe Maxamed Qodax Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad waxaa u tartamaya Xasan Faarax…
Maxkmadda caalamiga hee cadaaladda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay diidmada Kenya ay diiday in dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya…
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka (ICJ) ayaa la sheegay inay ku dhawaaqi doonto go’aanka ay ka gaartay dacwadii Soomaaliya…
Dowladda Brundi ayaa dib uga laabatay go’aankeedii ahaa inay ciidamadeeda kala baxeyso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM.
Uganda ayaa soo saartay hadal kulul iyadoo ururka Alshabaab ugu hanjabtay inay ka shalaayi doonaan dilkii ay u geysteen askari…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha ayaa bilaabay olole ay ku dalbanayaan in Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka uu noqdo madaxweyne…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan ugu yeeray safiirada wadamada dibadda u fadhiya Soomaaliya oo uu kala hadlay xaaladda abaaraha Soomaaliya iyo…
Warbixinta ay soo saartay Hay’adda Cilmi baarista Itoobiya fadhigeedu yahay ee CRCD ayaa lagu sheegay xog ku saabsan heshiis Kenya…
Qaabka awood qeybsiga Soomaalida iyo beelaha ay ka kooban tahay ayaa ah mid iyadoo aan la qorin heshiis lagu yahay,…
Daraasad ay sameysay Hay’adda cilmi baarista Itoobiyaanka ah ee CRCD ayaa qeyb ka mida waxay ka ka hadashay dadaal ay…
Dowladda Sacuudiga ayaa safiir cusub u soo dirtay Soomaaliya, iyadoo uu ku soo beegmay xilligan kala guurka ah ee Soomaaliya…
Waxaa la isla dhex marayaa warar sheegaya in wakiilada Beesha Caalamka ay Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya u aqoonsadeen Prof. Maxamed…
Hay’adaha gargaarka Q/Midooaby ee ka howl-gala Soomaaliya ayaa codsaday lacag dhan 864 milyan oo doolar si ay u gargaaraan 3.9…
Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa lagu soo oogay dacwado ku saabsan lacago fara badan oo ay ka qaadeen musharixiintii isu sharaxday…
Ciidamo cusub oo ka mida milateriga Soomaaliya oo soo dhameystay tababar ay siiyeen howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa bar twitterka uu ku leeyahay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo la sheegay inay…
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, balse aan weli xilka loo dhaarin ayaa kala diray Madasha Qaran ee ka kooban madaxdii…
Madaxda Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa caawa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda Galmudug iyo mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha…
Musharixii ugu horeeyay ayaa lacag deeq ah gaarsiyay Guddiga Abaaraha, iyadoo uu qaaday tallaabo ku dayasho mudan.
